site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAR KALSUUNTAYDA(KASTUUMADAYDA) II SIIB

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): WAR KALSUUNTAYDA(KASTUUMADAYDA) II SIIB
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boobsiiye

Friday, August 11, 2000 - 05:38 pm
wiil ayaa kadib markuu saaxibadiis la seexday habeenkii ayuu aroortii markuu kacay asagoo hubsan wuxuu gashaday kalsuuntii gabadha (kuwa loo yaqaan g.string ama kastuumooyinka dumarka ee xaga danbe ka dhuuban) musqushuu aaaday ileen markuu sii socday ayuu barida sii xog xog tay wuxuu isku maleeyay inuu bilaa kalsuun yahay,,markuu musqushii ku fariistayna bahalkii(guskii) ayaa gees ka soo dhacay wuxuuna isku malee....ninkii markuu iska xaajooday (saxarooday)...wuu yaabay saxaradan labada jeex(faliiq)noqotay..geesna u qaloocda...markuu musqushii ka soo baxay asagoo naxsan..ayuu gabadhii waydiiyay ....abaaayo ma dabadaa i qaloocan mise futo kale ayaa iga soobaxday....markaasay tiri maya ,,,ee kalsuuntayda ii siib.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 06, 2000 - 02:25 pm
boobsiie walaal waa sheeko iga qolisay ee mid kale noo soo qor balse sida aad meelaha privet ka aad u soo bayaanisay aan u bayaan saney(sheeko asturan)
luula

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.