Cire | Sunday, August 20, 2000 - 12:03 am Nin baa guursaday gabar yar. Markaas buu isyiri bal iska sug inta ay ka weynaaneyso. Iyadu way rabtay in ninkeeda naageysto oo ula dhaqmo sidii naag weyn. Ciil bay ugu dhimatay markii uu habeen kasta iska agseexdoo uusan daneyn jiran. So, waxay ku tashatay in ay badesho sida ninkeeda ula dhaqmayo. Habeenkii danbe bay in yar oo Xaar dad () u gelisay barkinta(pillow) hoosteeda uf! uf! Naa maxaa uraya? Xaar! buu yiri ninkii markii uu isyiri ku seexo sariirta Waa wax yar oo xaar ohoo iska fogeeyoo dan uga bax, bay tiri.. Inkasto uu yar yahay urkiisana loo adkaysan karin , buu yiri... Naago Yaraan Ma Leh, Xaarna Yaraan Kuma uri Waayo Bay la yiri , bay tiri gabadhii.... HA HA HA HA WAA sIR NAAGEED huh! peace |
saxan saxo | Thursday, August 24, 2000 - 06:57 am he he he he he he that is true lol |
AXMED-GOLE | Thursday, August 24, 2000 - 07:20 am CIRO sxb waa sheeko xikmad leh inkastoo u egtahay macmil hadana its gooooood looooooool haday xaarka ka dayn lahaydna oo wax kale samayn lahayd aad ayaan u qosli lahaaaaa balse hada xaarkiibaaba soo uraya hahahahaahah loooooooooooool |
jay.z | Saturday, September 09, 2000 - 12:47 pm xaarna yaan maleh |
NESREEN | Sunday, September 10, 2000 - 01:34 pm do u beleive that i was eating while i was reading this nasty joke,you made me feel realy bad so please don't kill the people here. |
Ismahan | Wednesday, September 13, 2000 - 02:28 am Cire that was funny........Nesreen relaaax.......besideS don't u know u should never drink alcohol and drive a car ....and never surf tha net and eat food...so...relax.... Anyways cire u cracked me up even though i still smell tha Xaaaar....loooooooooool REPRESENTING CALIFORNIA. |
cafaf | Thursday, September 21, 2000 - 11:00 pm cire wiswis baad nagalisee xaarka ka daa sxb cafaf |
nuurali@hotmail.com | Wednesday, September 27, 2000 - 05:26 am MOORSHE YAA YAQAANO |
CC | Wednesday, September 27, 2000 - 06:45 am My mum told me that 1:ce can U believe that..That is a funny story. ha ha ha |