site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAR I FUR

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAR I FUR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lee

Sunday, August 20, 2000 - 06:14 am
Naag baa ninkeedii ku dacweysay degmada kaaraan si ay isaga furto ninkaa.

Waxaa laysigu keeney maxkamada degmadda oo loogu garqaadeyey, xeer ilaaliyihii ayaa waxuu ninkii naagta qabay ku yiri warnaagatan waxay dooneysaa in aad iska furto sababahan awgood.

Waxay ku andocooneysaa in aad gadaal (DABADA)ooga
tagto saasina wey dhibsatay oo waa lagaa furayaa ee maxay arini kula tahay?

Ninkii waxuu yiri arintaa maxuma oo anigu waxaan ahay in naagtiisa jecel inuu dhaqdana doonaayo, balse hadaan dib ugu noqdo arintan runtii anigu markaan naagteyda aanu raaxeysanayno iyada ayaan u dhiibaa guskeyga oo iyadaa gashata meesha ay rabto anigu ma aqaan meeshu iney ahayd dabadeeda iyo siilkeeda ileen ma eegi karo caloosheyda ayaa iga qarineysa saa darteed bal hala weydiiyo meessha ay gelin jirtey ayadu ileen aydaa kala taqaanee dabadeeda iyo siilkeeda. haaaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hani

Monday, August 21, 2000 - 07:52 am
Balo ku aragtey,,war heedhe ma wax kalood qortaad waydey,,"shame on you man" hadii aad ka xishoon waydey dadka oo aad isleedahay kuma arkaayaan kumana yaqaanan ka xishoo "ALLAAH" isagaadan ka dhuuman karine oo ku arkaayee kuna waydiin maalinta qiyaame, waxaas aad ku hadashey!!!!
"may alaah for give us"
wasalaam..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahra

Monday, August 21, 2000 - 08:40 am
Lee
walaal waan kaa yaabanahayee adiga wax uun wasaqbadan ku hadleeysidee ma waxaas ayaa sameeysaa ninyahoo ,ileen qof aqli leh kuma hadlo waxaad ku hadasho war heedhe wax isku hadh ayaan ku leeyahay ee haddii aadan wax wanaagsan ku hadleeynin haka qasaarin dadke kale chance kooda allow yaa ogaado waxaad tahay nin qaangaar ah waxaad ku hadleeysid wax xataa caruur ika dhaafee qof wax isku falayo kuma hadlo ,,,ninyahoo sidee hani sheektayba ilaah ka baq haddii aadan naga xishoonaynin,,,,,,,kulama yaabay oo ilaahaykii ku abuurayba kama baqaysid oo kama xishoonaysid ma anagaa noo turi,,,,,,,cajaaib aduunka wax kaa yaabiyo ayuun unbaad arki ,,,,,,,kanina majiray,,,,,war bal nabadeey ee hawada nooku bax waad naga qurunsiisayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garad

Monday, August 21, 2000 - 09:55 am
Why all these girlz are on brother LEE..I don't think Lee comitted any crime against anybody...All he did was to tell us a fine joke..I know it is kind XXX rated, but it is for the mature adults...And plus why you all girls trip when it comes to that subject...sex...It is normal and natural to talk, joke and discuss about it....

Hani and Sahro I assume you are adults, if that is so, please do nothing but laugh cuz dat joke was da best......

Garad...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, August 21, 2000 - 03:40 pm
from amal and nura
to lee, ass hole
how sick, I like to talk about...but not like that and where da hell did you get such an ugly joke. to me it sounds like... that was not funny try again later bro.
stupid guy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hmmmm

Tuesday, August 22, 2000 - 04:40 am
y u two amal and nura pretending like u never did something like that b realistic girls and let's b honest ........can u two swear da god that u have never hade tooo long dick in ur cute holes at the same time......me i met many girls wanned right there bcause of (gudniin)and i love toooo warm and i put my tongue in there .....i swear to god.....many times....Hmmmmmmmmmmm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabrina

Thursday, August 24, 2000 - 05:06 pm
nice joke but little nasty thing in there and i agree with hani and sahra although ay waxani najure iska yihiin but waa ceeb xishoodkuna sometimes wuu yara fiican yahay lee so next time u telling story hided wax yaalaha xun xun u know habee ayadoo af carabi ah macalinka waad ifahantay baan u maleenaa bye and still thanks wakhtiga aad qaadatay aad ku sheegtay joke.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 29, 2000 - 11:48 am
Lee is joking but also did not tell everything...
It was not her ass where she put it ,,, it was between her leg.. " Cajerkeed"... As for a guy
He did not want have babe so He spills his stuff on floor... and his neighboorhood complain
slip and fall .. as result his home insurance skyrocket..He was working as busboy with MOG transit...and could not afford daily expense...
That was why she wanted to divorce him.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nesreen

Wednesday, August 30, 2000 - 07:38 pm
All i should say as a girl about this, is this was a nasty one i guess you are adult your self the one who wrote the joke, so try to change your sick mind thoughts. i guess they are nasty. sorry if i am asulting u it is just ur joke doesn't feel right.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALIYAD

Wednesday, August 30, 2000 - 08:19 pm
LEE THAT WAS A JOKE PPL GROW UP GIVE THE BROTHER A CHANCE UU IDIINKU SHEEGO WUXUU MAQLAY WASMO IS NOT CRIME

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr sharaxaaye

Thursday, August 31, 2000 - 02:25 am
Dhalinyaro ceeb maaha sex in laga hadlo laakiin wuxuu ku fiican yahay hab looga hadlo iyo ereyo la isticmaalo haddii eydaan ereydaa garaneyn ana idin baraaya ee iga faa,iideysta ka bacdi wax kasta waad ka hadli kartaan.
•••= waxaa la yidhaa Muuska.
••••= waxaa la yidhaa Qoslaaye.
Futo=waxaa la yidhaa Af Yar.

Lee saaxiib waxaan kuu sheegayaa sabata ninku naagtiisa uga tagay Afyarta waxay aheyd wuxuu hayey Muus yar marka Qoslaaye ayaa meesha ku qaday oo Afyartiibaa ka dharagtay Muuskii.

Halkaas ka sii wada.
Mr Sharaxaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FUAAD

Thursday, August 31, 2000 - 09:50 am
WAR MID KALE OO KADARAN AYAA SOO GALAY WAXAAN LEEYAHAY ....... LEE IYO SHARAXAAYOOW KABAQA ...
ALAAH OO XISHOODA OO DADKA WAX ANFACA U SHEEGA
OO OGAADA SIDA WALAALIHIIN IDIIN SHEEGEEN IN ALLE IDIIN JEEDO
WASALAAMU CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin in badan qoslay haddana aan raali ka ahayn

Thursday, August 31, 2000 - 12:12 pm
ATTENTION TO MR. SHARAXAAYE

Salaan,

Salaan kadib, Runtii Waxaan qoslay in badan oo aanan waligay qoslin, Markii hore waxaan la yaabanaa tii uu qoray Saaxiibkaa LEE, laakiin hada waxaa iga sii cajabiyey taad adigu qortay, Horta nin yahow ma jecli in Aan Mahad badan kuu celiyo, maadaama waxaad ka hadasheen ay tahay Xaaraam, laakiin Anigu waan ku qoslay, Waxaanse kaaga mahad celinayaa Sida Dahsoon ee aad Sheekadii LEE u sharaxday, waxaana rajaynayaa akhyaarta jecel inay ka hadlaan SEX in ay hadda kadib isticmaali doonaan Erey Bixintaadii Cajiibka ahayd si dadka Badanaa ayan u fahmin waxa laga hadlaayo.

Intaa kadib Waxa ugu muhiimsan ee aan idiin soo jeedinaayo adiga iyo LEEba waa inaad ILAAH KA CABSATAAN OO NAFTIINA XISAABISAAN INTAAN LA IDIN XISAABIN.

Ugu dambayntiina Waa anigoo ah:-

Walaalkiin In badan Qoslay haddana Aan raali ka ahayn Sheekadiina oo Waano Idiin soo jeedinaaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nesreen

Thursday, August 31, 2000 - 02:56 pm
the guy right before me, so you are scared enough from God right, you know you are this kind of people you do what your soul want first, then you remember God. So which you recommend to this guys i mean lee and the otherone to keep writing or to be more understandbel and leave this nasty stuff. well you need help your self,bro.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

babagee

Saturday, September 09, 2000 - 09:07 am
Ladies and gentlemen, what lee siad may seem horrible, but in divorce courts, all funny things take place, and i beleive the above story could be one of them, so lets read and wonder over it, life is full astonishments.

take care of yourselves and each other.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AJ

Saturday, September 09, 2000 - 03:33 pm
haaaaaaaaa damn LOOL Oooh my god I swear that waz funny ppl stop being negative and put ur hands together 4 Lee,
sxb saaas ku wad waxasaa Joke la dhahaa LOL

Peace N Love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 19, 2000 - 10:01 am
lol
hey that is hella funny bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

texasboy

Wednesday, September 20, 2000 - 01:14 pm
mr.lee and sharaxaaye.that was a good one.
dont listen to these idiot's you have to be open minded sometimes.and just laugh that was not a sick joke.sharaxaaye you know what i think that night qoslaaye was vary tired and mr muus just had to get some.
one love you all.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.