Friday, September 01, 2000 - 02:04 pm doon ayaa beri waxay ku qaraqday badwaynta markaa laba nin oo midi hindi yahay iyo mid african ah ayaa is dhinac dabaalanayay.nasiibdaro libaax baded ayaa ku soo baxay 'libaax badeed kii wuxuu cunay kii africanka ahaa. kii hindiga ahaa intuu eegay ayaa isaga tagay . marka ninkii hindiga ahaa ayaa kadaba qaylyay libaaxii oo ku yiri maxaad adna ii cuni wayday.libaaxii intuu soo jeestay ayuu ku yiri sanadkii hore ayaan nin hindi ah cunay ilaa iyo hada futadaa i xanuunaysa.