site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Odaygii iyo Kabalyeerigii

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Odaygii iyo Kabalyeerigii
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asaga

Saturday, September 02, 2000 - 08:36 pm
Sheekadan waxay dhex martay reer baadiye ah gaari inuu raaco rabo iyo wiil dabakafuul ah ama kirishbooy ah.
Wiil: Adeer kiisha makuku caawiyaa.
Oday: liibaan maandhoow oo adigu kumaad ahayd adeer.
Wiil: adeer anigaa dabakafuul lee ahay noo.
ODAYGII INDAHAA SOO BAXAY!!
wiil: war aafadan iyo ibtiladan la'arag war balaaya dabada kaafuu shaye war ma'anigaaan ciroobuuba naf iga raadshay wallee xamar waxanoo kale waan kafilanayay!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oday Biiqe

Sunday, September 03, 2000 - 11:54 am
qoro haalif
maalin maalmaha kamid ah ayaan waxaan ku tukaneenay masaajid xaafadanada udhow markaan salaada kabaxnay kadib ayaa waxaa is taagay in yar oo tabliiqa kamid ah wuxuu u istaagay inuu nawacdiyo wiil kana wuxuu ahaa wiil xamar kusoo koray. meeshii ay dadka ka qashuuci lahaa yeen ayay ku qosleen,ooy sidan tahay.
Asalaamucaykum--- widaayoo hadaan uraacin sidii ilaahay usoo dajiyay diinta macalinka nolosha aduunka shiidkaa a kudhameesanee.qoftaadana xarashka ee kuu qabanee. aaqirana waykugu daadanee.
funny Lol

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.