This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Wednesday, September 13, 2000 - 03:30 am WAXAAN AHAY ARDAY BARTA WAXAANA KU NOOLAHAY WADANKA NORWAY WAXAANA AAD & AAD UJECLAHAYINAAN INAAN SAMEEYSTO SXB CUSUB GABDHO IYO WIILAL MAGACEEYGA WAA FAAQID MARKA SOO DHAWAADA
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 04:41 am barasha wanaagsan waxaa la i dhahaa dhoore igala soo xiriir 1-800-234-5678
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 07:03 am looooooooool dhoore
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 07:04 am loooooooooooool dhoore wax u kalareeb sxb.
| |
Friday, September 15, 2000 - 10:49 am FAAQID do you speak english? Marun bay kaatahay? If your seriues I need some help from some that lives in NORWAY somay be you could help me ?
| |
Friday, September 15, 2000 - 11:04 am Faaqid waa kula joognaa walaal. Barasho wanaagsan aniga roodo aa la idhahaa marka aan isla xiriirno
| |
Tuesday, September 19, 2000 - 04:04 am adiga furo sxb aad sheegeysid, dabo diyaar adey kugu taalaay.
| |
Tuesday, January 09, 2001 - 08:42 pm hi faaqid. magaceygu waa wasaye igala soo xariir. 911
| |
Friday, January 26, 2001 - 04:01 am TO all the people from norway.mitt navn er ismahaan jeg er fra oslo.
| |
Saturday, February 03, 2001 - 06:00 am MY NAME IS MAA SHAA ALLAH FAAGID OO DHAN AYAAN KA HELAA EE SOO DHAWAW WAA DHEERTAHAY
| |
Wednesday, February 07, 2001 - 10:26 am He! Dhalinyaro is me ismail! First time I visit somali net. iam 20 studying computer science uni of london, to remain all you are missing the point ! "knolege of islam " read the Qu'an and wisdom of our beloved prother ( hadith). for more information please don't hesitate or shy to ask any question - nabad gelyo iyo nolikulan. Iam on: AllahIsmail@netscape.net
| |
Sunday, February 18, 2001 - 01:40 pm Noorweey dhamaantiin waanidin salaamay, Magacayga waxaa layiraahdaa <Canab>. Waxaan kunoolahay london , waxaan raadinayaa wiil la yi raahdo , Maxamed, kuna magac dheer <Senigaal>, Marka ciddii gara naysaay ii soo jawaaba min fadlak
| |
Monday, February 19, 2001 - 08:42 am sinigaal oo sharmarke ladhashay miyaad sheegaysaa mise cidkale?
| |
Sunday, March 25, 2001 - 01:56 am abaay adi canab maa tahay ihi ihi ihi waxaasi waa ilmo iga daadanaysa markaan magacaaga somalinet ku arkay waa nala kala qixiyey ooh my god sorry for that canab canab sinigaal a_mohomed@hotmail.com
| |
Thursday, March 29, 2001 - 06:25 am hi ppl all mother
|