site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AYAAN DARAN SHEEKO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): AYAAN DARAN SHEEKO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 13, 2000 - 06:33 am
GABAR AYAA WAXEY AHEYD MID AAD U QURUX BADAN RAGGII MAGAALADA OO DHANNA KA WADA HELEEN, MARKAA AYAA RAG BADAN DOONAY LAAKIIN WAXEY XUJJO KA DHIGTAY IN UU NINKU QABIILKEEDA NOQDO, HADABA MAXAA KU DHACAY QOFTII:
MUDDO KADIB MARKII NIN WALIBA GUURSADEY AYAA WAXAA U YIMID MID CAYAALA SUUQ AH LAAKIIN ISKU QABIIL SHEEGTAAN MARKAA AYEY LADHACDEY OO GUURSATEY, HADABA AKHRISTOW MAXAAD ISLEEDAHAY AYAA QOFTAA KU DHACAY. AYAAN DARRO ISUMA KAA SHEEGTO NINKII LAMA NOOLEEN XITAA WAX DHAN BIL, WUXUUNA SOO AADEY DALKA U.S.A ISAGA OO MARNA TIXGELIN QABIILKII NAAGTU KU RAACDEY, MUDDO YAR KADIB NAAGTII WAXAA KU CADAATEY TALO, WAXEYNA KU TIRI:
NINYAHOW MAXAAD SAA USAMEYSAY, MAAD SOO NOQOTID AA..EE..OO...IWM

NAA AMA HALKAN IMOW AMA WAAD IGA FURAN TAHAY, WAAYO ANIGU NIN DHALIN YAR AYAAN AHAY U.S.A WAXAAN KA HELAY WIXII DREAM II AHAA.
WAAYO IYADA AYAA DIIDAY RAG SHARAF LEH KUNA DOORSATEY CIYAAL
HIP-HOP. WAQTI KADIB AYAA NAAGTII FOOL QABATAY MARKAA AYAA WAXAA USOO GURMADEY KUWII QABIILKA DARTII KU NACDEY UNA NOQDAY HOOYO IYO AABBE IYO WALAAL, MAXAAD AKHRISTOW ISLEEDAHAY QOFTII WAXEY KU KACDEY:
OOOOOHIN HAHAHAHAHA....ALLA ANIGU AYAAN DARNIYAA MAXAA KAASNA II GEEYEY QURUXNA KUMA RAACIN, MAALNA KUMA RAACIN, QIIME KALE OO GAAR AHNA KUMA RAACIN. MARKAA AYAA NIN KAMID AH IKHYAARTII SASABAY OO KU YIRI WAA ISKA XAAL ADDUUN EE MID DAMBE KA DIGTIINOW.
AKHRISTOW WAXAAN KAAGA DIGAYAA INAAD DHAMMAADKA SHEEKADA AADAN AKHRIN HADDII AAD TAHAY QOF DAREEN JILICSAN:
WAXAA WAR LAGA HELAY KII NAAGTA CUNUGA KA DHALAY ISAGA OO LEH ANIGU NAAGTA CUNIGA KAMA DHALIN OO ANIGU WAXAAN ISKU SAMEEYEY QALIIN IGA HORJOOGSADO DHASHA ISAGA OO SOO DIRAY WARAAQO CADEEN AH. DUGSI MALEH QABYAALADDU WAXEY DUMISO MOOYAANE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muslim

Thursday, September 14, 2000 - 03:28 am
saaxiib

waligee ma aqrin qisa saasookale ah ee maantaa ii gu horeyse, daacad ahaantii waan ladhacay waxa aad soo qortay siiba (QABYAALAD DUBSI MELEH WAXEY DUMISO MOOYAANE.)saaxiib waxatahay qof caaqil ah ee saas kusuco waan kula jirnaaye.

see you mugkale sxb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 19, 2000 - 10:04 pm
walaal run ahaanti shaki kuma jiro sheekadani iney dhacday.runtii aad baan uga naxay dhibaatada gabadhaa ku dhacday laakiin waxaan ilaahay uga baryayaa iney ciqaabtaa wax ku garatay kuwo badanoo somali ahina wax ku qaataan oy ogaadaan qabyaaladu inaysan dugsi lahayn waxay dumiso mooyaane
asalaamucalaykum waraxmatulaahi wabarakaatu
khulud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAHMA

Sunday, September 24, 2000 - 05:57 pm
TO POSTER

WALAAL AAD AYAA U MAHADSANTAHAY SHEEKADA
AAD MESHAN KUSO POSTGAREYSAY, MAXAA JIRO
GABAR SOMALIYEED BAAN AHAY SAASO TAHAY BAAN
SAAN NINDHAN SAGAILAALINAYEY BAAN WAXAAN BARTAY
WILL OO AAN ISKU CID NAHAY MARKA WILL ANIGA WUU
IGAWENAA LAKIN WUU AQLI YARAA, MAXAA DHACAY HEE
ANIGA INANKII IYAAN OO BADAN BAAN WASOCONEY, OO
QOF KASTO CIDAYDA AH IYO CIDIISABA EE II FANINAY
SHAKADAAN WAYDHERTAHAY MARKA IT WILL BE CON,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.