site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ALA YAA.ABOOR IGADIGA haa fiq fiiq fiq faq faaq

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): ALA YAA.ABOOR IGADIGA haa fiq fiiq fiq faq faaq
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ligane

Wednesday, September 13, 2000 - 02:24 pm
sheekadani waxay ka dhacday magaalada M.P.L.S ee sta MN waa cariga maraykanka wanatan sheekadii
labawiil ookalayar balse saaxiiba ah ayaa isla daganaa labadawiil kawayn ayaa gabadh ku shukaansan jiray taleefoonka labada wiil kayar ooahaa nin aad u xishoodbadan ahna nin ay aad ugu habsatay bahal busaarada oo dhica haweenka ah ayaa habeen habeenada kamida maqlay macalinkii waynaa ooleh abaayooy kolay xisaabtaan markaad dhimato aboor abaal kuugu haynin baa iska cuni doonee anigoo aboowehaa ah yaaba ku baryaayee.
maad halmarna ha ahaatee ii...... aadna wuu isagu dhabar jabinayay erayadaas kadib markuu taleefankii isa saaray ayaa macalinkii yaraa oo maqlaayay wuxuu gabadha kulahaa ayaa yidhi waar ninyahow waxa aboorku cunaayo waa mahay?
suu yidhi saw alaabta haweenka markay dhintaan aboor macuno? KII YARAA ayaa isku daray dhaqaaq uu dhaqaaqo isagoo leh walaahay maruntaabaa ALA- - YAA ABOORKAAS IGA DHIGA XAAX XAAX ........BY
YAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciridbuur

Thursday, September 14, 2000 - 01:11 am
loolol loooooool eh eh eh sxb waa sheeko qosleh halkaaga kasiiwad

tana ila eeg
2 wiil oo yar yar oo iksu da'a ah ayaa reer u so martiyey waxaana la seexiyey qoklii familku daganaa odaygii oo ku hurgufaya xaaskiisa ayuu mid arkay habeen badhkii kii arkayey ayaa is yidhi kan kale ma arkee toosi si uu u arko howsha socota filmkana wax uga daawado loooooooooooooooool gax gax gax gax

qandhuufuu hoosta uga dhiibay mise kana waaba fiirsanayaa filanka looooooooo ahhaahh qandhuufuu asna ugu jawaabay oo macnahedu yahay waa arkaa looooooooooooooool
Subaxnimadii ayuu kii latoosiyey kii kale ku yidhi walaaloow hebeloow hadaad janada ii haysana masidaas ii galin lahayd looooooooool

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.