site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wixii ku dhacay ninkii u dib mareeyay naag islaameed!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Wixii ku dhacay ninkii u dib mareeyay naag islaameed!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amakaag

Thursday, September 14, 2000 - 03:46 am
Sheekadan waa qiso sax ah oo ka dhacday Kismaayo. Kismaayo waxaa ku badan faalka iyo sixirka. Nin ka mid ahaa dadka degan magaalada ayaa wuxuu caado ka dhigtay inuu u dib maro naag nin kale qabo. Ninkii naagta qabay ayaa fahmay in loo dib-maro naagta markasuu go'aansaday inuu u tago nin faalalow ah. Ninkii naagta qabay waxaa lasoo siiyay daawo la marinaayo cowrada naagta. Ninka markuu u tagay naagtiisa ayaa si qarsoodi ah wuxuu u mariyay daawadii sixirka aheyd. Ninkii kale oo naagta dib mareyn jiray ayaa yimid howshiisa ayuuna caadi u bilowday illeyn ma oga waxa la mariyay meesha. Ninkii naagta qabay ayaa guriga kusoo noqday waqti aan uusan imaaninin jirin. Ninkii naagta ka shaqeynaayay markuu maqlay ninka shanqartiisa ayuu is yiri kakac naagta oo orod laakin waxaa dhacday in ninka guskiisa naagta kasoo wadabixi waayay markuu is dhaho soo bixiba geedka waa sii fidaa wuxuu noqday sida xariga wadaanta ceelka looga soo bixiyo waxaa dhacday in sariirtii buuxsantay geedka afkiisana weli ku jiro naagta cowradeeda ilaa markii dambe la isagu soo baxay oo loo yeeray faalalowgii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 25, 2000 - 12:23 pm
SXB WAX WANAAGSAN KU HADAL NIN WEY AYAA TAHAY
AYAAN U MALEENAA .
LAAKIIN WAXYAALAHAAN . OO KALE CARUURTA.
AYAA LOOKO SHEEKEYAA LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidaar_the joker

Tuesday, October 24, 2000 - 03:51 am
waxaa dhacay maammaha maalin kamid ah, nin ayaa safray ogana tagay amoorihiisa giriga, intuusa bixin ayuu amoorihiisa u sheegay in eey is guursandoonan markuuso laabto.

ninkii saxiib kii ayaa yimid xaafada naagtiisa, wuxuu waydiiyey inuu saxiib kii joogo, iyadoo ugu jawaabtay (maya majoogo, walaal soo dhowaaw)

ninkii shaah bay siisay, wuuna tagay.
subaxdii dambe ayuu soolabtay, naag tii ayuu shukaamis ku bilaabay naagtuna intaas oo maalmood ayuu ninkeeda kamaqnaa(this man got no respect what so ever)

habeen habeenada kamid ah ayaa naagta is ka xiirtay macdanta ayadoo isku diyaarinaysa bidaar,
ninkeeda ayaa yimid saqdii dhexe habeenka
albaabka ayuu soo gargaraacay, bidaar sariirta hoosteeda ayuu ku dhuuntay,(galay) naagtii ninkeeda ayey albaabka ka furtay casho ayey siisay sariirta markey koreen, nin kii ayaa naagta marada ku furay wuxuu arkay macdantii oo xiiran,

(MARKAA SOO DHAHAY BIDAAROW CAAWA ANIGA IYO ADIGA MAXAA NAKALA HEYSTA!!!!).


ninkii bidaarta lahaa ee saxiibkii ahaa wuxuu mooday in asaga lalahadlayo, sariirta hoosteeda intoow kasoo dhexbaxay ayuu dariishada ka booday.

lol.......

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.