Anonymous | Sunday, September 17, 2000 - 04:45 pm ..Meesha uu dirirku ka dhacay waa xamar. Waqtigu waa todobaatameeyadii.Laba naagood dais bay haayeen, mid waa reer xamar ta kalana waa reer waqooyi. Af dirirkii dhex marayna waa kan: ......... Nwaqooyi: Naa ma anoo laandheer Hjecela baad ila hadleysaa. Nreerxamar: Hadaad laandheertahay ninkaagaa dhib qaba. Reer waqooyiga laandheer == Qabiilka/lafta tirada badan Reer xamar Laandheer == Cowrada |