site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Halxiraale

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Halxiraale
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 21, 2000 - 06:05 am
waxaan rabaa ruux iiga jawaaba halxiraalahaan oo aan ku wareeray
waxaajirtay hooyo laba wiil dhashay midka way way daadihinaysay kanyarna dhabarka ay ku siday,kii waynaabaa ooyay markaasay ku tiri hooyo aamus kan aan dhabarka ku sidaa waa aabahaa walaalkiise(marka labada wiil marna adeer bay iku yihiin marna waa walaalo say ku dhacday)?
thanks all of you and may allah for give our bad deed. by the way love you all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumey

Thursday, September 21, 2000 - 07:31 am
Simple.. odeygeeda.. aabihiisaa.. iyada dhaway nooh...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

monna

Tuesday, September 26, 2000 - 12:26 am
sweety xumaan anoonan kawadin sidaad uqortay ayaanan fahmin ee sidayda kale waxaan aad uga dambeeya halxiraalayaasha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caaqil

Tuesday, September 26, 2000 - 04:45 am
saxiibkeega muslmka ahoo anaa fahmay laakiin jawaabteeda hada magaranayo sxb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaftan

Tuesday, September 26, 2000 - 05:53 am
Walaalkiis waa fududahay waa sidan
Kan dhabarka lagu wado waa kan wayn adeerkii aabihiis la'dhashay lakiin isku naas ayeey nuugeen oo hooyadiis ayaa dhimatay ama jiran oo haday isku naas nuugaan waa walaalo dhiig ahaana waa adeerkiis waataas jabteeda gacalka.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.