site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

KOOY GAALAA DILAANE

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): KOOY GAALAA DILAANE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afgooye

Thursday, September 21, 2000 - 07:52 pm
nin macalin ah ayaa maalin wacdinaayay dadka
is qaba isagoo leh markastoo aad isu tagtaan
waxay la mid tahay ajirkeeda idinkoo dilay
nin gaal ah,xaaskiisana goob joog ayay ahayd
waxayna heshay fursad ay odaygeeda ku heli karto
markay u baahato,macalinkii markuu dhameeyay
wacdigii ayay xaaskii tiri.
AW MA,ALIN KOOY GAALAA DILAANE,maclinkii waxay
noqotay inuu shan gaalo ah dilo maalintiiba,
hadaba sidii caadada ahayd ayaa xaaskiisii
waxay tiri AW MA,ALIN KOOY GAALAA DILAANEE MARKAA SUU MACALINKII DHAHAY
(WALAAGII SAYIDANAA CALI SEEFSHEE DHAMAAYI WAAYTI
SHUFTEEY,MUKU DHAMAADAYAAN.)shufta(bahalka)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali guy

Thursday, September 21, 2000 - 11:44 pm
What language are you speaking...I am sure it is not somalian....sucker

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 25, 2000 - 11:55 am
WIDAAYOW SEDA LAFADE ADA MEEQA GAAL DILE.
KOLE REER ARLAADA WAABA ETABAA
JAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AFGOOYE

Monday, September 25, 2000 - 03:29 pm
anonymous
WIDAAYOOW HADA LEH DILE LE EREE.ARLAADI SAY HAAYTI?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 10:19 am
WEDAAYOW
ARLAADA WEY FAAYI WAL SOOR DIIDE MAJIRI.
TOO KALE SHEEN AFKA ARLAADA HAKA QOR
NABADEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabadhsoomaaliyeed

Wednesday, September 27, 2000 - 11:09 am
Aad baan ugu qoslay sheekadaa waana in la is baro lahjadaha kala duawan ee aan leenahay, balse waxaa nacas ah kan leh waa afma waxa aad ku hadlaysi. aan kuu sheege waa xirfad luqadeed oo adiga kaa maqan ee baro. Waa Luqad Soomali laga hadlo gobolo badan oo ah gobolada sooomaaliyeed.

Catch up the fever and learn the different dialets of the Somali language. Do not stick only one. it may help you to write your resume in future!!!!!!hahahahahahahahahahahahahahahah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

husler

Friday, September 29, 2000 - 04:46 am
hold me down if i'm crayze but what languege are u guys speaking. i know that is not somalian but what is it i couldn't understand.....

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul

Tuesday, October 03, 2000 - 10:54 pm
Funny man , more jokes

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maryaney

Wednesday, October 04, 2000 - 12:42 am
hahahahaha Afgooye


widaay oo qoslisi ba..sida lakiinka fadee hoowshun meeli kiin joogte lee ki wad...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamis

Wednesday, October 04, 2000 - 01:27 am
what hell are you tolk about waxaad ku hadalysaan
luuqad miyaa waaban layaabe samaalida maxaan'
la yaabay waxaan luuqad ahayn ayey luuqad ka
dhigayaan horta bal ifahansiiya maba fahmine af
shimbireed miyaa waxaasi jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maryaney

Wednesday, October 04, 2000 - 11:06 pm
Hi to all


Shamis walalkiis waan ka xumahay in aad iloowdo in somaliya eey leedahay lahjado kala duwan...laakin ogoow inkir ama ha inkirin soomaali lee loogu wacaa kaas..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAMIA

Thursday, October 05, 2000 - 04:21 am
I THOUGHT I SPOKE SOMALI BUT AFTER I READ THIS I DON'T THINK SO. MAN I GOTTA START LEARNING SOMALI.

PEACE OUT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buulo

Friday, October 06, 2000 - 02:25 am
ar see camal heeeee meeshaaaaan af maa maay aa meesha ka socoteeee laakiin waa ka helay runtii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamis

Wednesday, October 11, 2000 - 03:06 am
to maryáneey walaal horta waad salaamantay
salaan kadib aniguba soomaliyad ayaan ahay
somaaliya ayaanan ku dhashay balse waligay
ma arag wax waxaas ku hadlaya ee ma walawaynta
ayaa ku hadasha waxaas luuqad maahe bal iga
dhaadhici bye byeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maryaney

Thursday, October 12, 2000 - 03:02 am
ciao tutti

shamis aboowe wa kaa qaday salanta qiimaha leh.. aboowe lahjad somali ka tirsan lee waye walalwaentana dad soomali ka tirsan waye mana kula yabaayi inaadan weliga maqal oo ileen somalia weey weyntahay...marka ha u arkin wax saas usii dhib badan... amaa xun...walalweenna meel la dago aan u kasaa koleyba dadka meeshaas dagana weey ku hadlaan iyo meelal kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamis

Thursday, October 12, 2000 - 03:30 am
laakin waxaa layaab leh luuqadii koonfurta
ayaaban layaabanaye tana ma ku jirtaa weger
waaba cajiib dee dadkiina xagaa taga laysla
keenimaayo bye byeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 13, 2000 - 12:51 am
hun duraane hadan kacnee, may kaa faade ,ariire
walaalayaal haayalayabina waa af somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najmo

Sunday, October 15, 2000 - 06:29 am
waad salaaman tihiin eelaayey laakiin waxaan idinkula talinayaa in aydin qorin afkiina aad buu u foolxunyahay ee qarsada oo ka xishooda aydin
waa iga talo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maryaney

Monday, October 16, 2000 - 02:59 am
asalamu alekum

hahaha Najmo.... rayi kaas ka fiican ma siin laheen qof ku qanacsan lahjadiisa.. macaanto maxa asaas u dhehday ileen wax walba sabab eey leeyihiin ee..?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najmo

Tuesday, October 17, 2000 - 02:04 pm
to maryaneey
waad salamantahay,maryan,hadii aan
kaaga jawaabo su,aashaad i soo waydiisay ee ahayd
maxaad sidaas utiri adiga ilaah baan kugu dhaariyee lahjadaasi inkastoo ay dad wax kasta isugu jira ku hadlaan hadana miyaanay qaab darneyn,haa dabcan!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ariirooooooow

Wednesday, October 18, 2000 - 12:12 pm
loooooooooooooooool hahahahaha NAJMO adiga ma waalatay seed ku keentay inaad dad dhan luqadooda ku tiraahdo way qaab darantahay. ma tan reer waqooy ayaa fiican waaaaba yaabeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AFGOOYE

Wednesday, October 18, 2000 - 09:00 pm
najmo
nin walba qumanihiisa ayaa qoorta loo suray
dadna aday kula yaaban yihiin ra'ayiga aad soo
jeedisay. teeda kale si daacad ah uguma aadan
jawwaabin su'aasha ay maryan ku waydiisay oo ah
maxaad saa ku keentay.jawaabtu way cadahay
sheekada ayaad fahmi waysay laakiin miyayna ka
fiicnayn inaad tiraahdo iga jilciya maanan fahmin. lahjadana raxwayn oo kaliya kuma hadasho
marka is ku day inaad barato!
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najmo

Sunday, November 05, 2000 - 10:26 am
horta waad salaaman tihiin
afgooye,waa runtaa oo qof walba qumanihiisa ayaa qoorta ugu jira.laakiin xasuusnoow wixii wanaagsan ayaa la isaga daydaa ama la isku waaniyaa in la barto aniga fikrad ahaan waxaan qabaa in dadka ku hadla xitaa ay iska daayaan ku hadalkiisa in
hadii kale soow ma,aha dee nagu kala kaxeeya horaa loo yiri (nabi alow ninba afkii kugu amaan)
fadlan iska iloowa afkaas foosha xun idiin ma roona uuye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Sunday, November 05, 2000 - 10:28 am
ariirow magacaagaxun meesha kala bax qashiiinyahooooooooooooooooow
loooooooooooooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afgooye

Monday, November 06, 2000 - 04:46 pm
waa yahay najmo weli waad is adkeynaysaa waa
waxaad u soo noqon la'adihiin.(isku ilaah baanu
nahay isku dad ma nihi)


qawdhan waxaa la yiri doqonta aamusni iyo hadalba
kuma wanaagsana.doqonimana daawo ma laha marka
iska nooloow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINSOOR

Friday, November 10, 2000 - 04:16 am
AFGOOYE SI FAYLI IIN KI JAWAABTI IS KU REEB HAAN 0O KALI ADI LAY KU FILIN WAL IN KASAANI WIDAAY SAAS WEEL
SALAAAMINTI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maryaney

Wednesday, November 15, 2000 - 01:04 am
Asalamu alekum

Hahaha...qowdhan dadka gacan a aloo tagaa adi lug aan kuugu dari...ad ariiroow aa wax ka shegee isuma jeede aa islaanka laayey aan maqli jiray marka duqa sidi afgooye kkuu shegay yeel..

teeda kale najma abaayo afgooye runtiisa waye luqadaas raxanween lee kuma hadlaan umada somaliyeed oo la dalmarka eh waa wada kasaayiin marka waxyaabaha qaarkood wa alag fiicanyahay koow dheh dhagaha ka qabso adiga markaad maqasho..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najmo

Thursday, November 23, 2000 - 07:57 am
to mayaney
ok dhagaha ayaanka qabsane kawaran haday agtayda layimaadaan luuqadaas ana aan dhagaha kaqabsado? waxaan filayaa inaysan soconayn figradaas!!!!
ee talo kale keen taas way shidaal goosataye!


to afgooye
waasidaad usheegtaye!! laakiin waa sikale hada waa isku dad baynunahaye isku ilaahba manihin!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najmo

Friday, December 01, 2000 - 01:18 am
it was friday.november26.2000 06=30pm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Tuesday, December 05, 2000 - 11:00 am
TO:NAJMO

SISTER,MARKII HORE QORAAL KAAGA CAADI BAAN U AQRISANAAYEY LAAKIIN MARKII AAD TIRI IN AAD AFGOOYE "ISKU DAD TIHIIN EE AADAN ISKU ILAAH
AHAYN"AYAAN GARTAY IN AAY MASKAXDAADA KORIIMO BADAN AY U BAAHAN TAHAY!EE SISTER LEARN FAST!
NOLOSHA WAX BADAN AYAA KAAGA DHIMAN INAAD BARATIT.

"LAHJADDEN" MEESHA LAGU SOO QORAY WAA LAHJAD SOOMAALIYEED TAN UGU BADAN EE GROUP WEYN OO SOOMAALI AH AY KU HADLAAN!

MAANTA LAHJAD EURUPIAN AH HADEEY AHAAN LEHEED WAX KASTO OO AAD SAMEEYSABA WAXAAD ISKU DAYI LAHAYD IN AAN BARATO, EE HAYASIN LUUQADAHEENA QAALIGA AH.

TAKE CARE SIS!

BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bile

Sunday, December 24, 2000 - 10:38 am
Ar tan ii dhaafa aniga shuunka aan ka rifaa najmo adiga caadi ma tihid aan u maleenaa, ka waran English, Swedish, afkaa taagee markaa aragtid laakiin luqad soomaaliyeed markaa aragtid dhuusaa bilaabee, like it or not lahjad soomaaliyeed waaye. waxa meesha ku qoran hadaa fahmin hala ii jilciyo ceeb maho adi yaa ku dhahoouo qaldaanaa ku hadlooysaa kaaga waa la fahmay, ee dadka tooda u dhaaf. Mida kale isku ilaah ma nihin maxaa ka wadaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najmo

Wednesday, January 17, 2001 - 04:34 pm
heeeeey bile
waxaan ku waydiiyay adiga intee ku noolaan jirtay maxaase hu helay ood lasoo caytantay markaad leedahay shuunkaan kaa rifayaaa adiga makaa salaxan yahay oo qumay baa tahay asbaxyahow teeda kale markii hore eelaaydu wayba qumanayde adiga xagee baasoo kasoo baxday warhaan kuleeyahay isku ilaah ma nihin ee ina kala kaxee tuugsatayahay hadaad faa iido leedihiin shaqaysta ha tuugsaninee

you soomali isku sheeg
first nameka somali i like it very much dont isticmaal eraygaas second waxyar ayaad kaladan tahay doqan kaan ciyaal maamahaa sorry sis lahjado uqalma ayaa jira in la barto lakiin aniga ima marayso baro maymaay am i mad or what!!!! so sis waad i waanisay thanx but hasoo dhaafin waanadaaas ok or!!!!!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.