site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Walaalayaal, ilaah halagabaqo oo xumaanta haladaayo sir iyo ogal

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Walaalayaal, ilaah halagabaqo oo xumaanta haladaayo sir iyo ogal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 22, 2000 - 09:10 am
waxaan nahay dad muslim ah marka walaalayaa waxaa
haboon inaan ilaalino diibnteena iyo dadnimadeena
marka walaalayaal waxaan naftayda iyo tiinaba ugu
dardaar mayaa alle kacabsi oo hadii aad ilaah caabudid waa faa iido aad adiga qabtid,hadii aad caabudi waysidna waa kuu qasaaro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 02:28 am
Haa. ana waan ku racasanahay walaalakay. Mar hadad jogatid dhu gaa lo ah waad inad illahay kacabsaatid,oocaabodid.maxaayeelay Rasuulki Allba isago Rasul Alle ah ayaa laga dhahay.(WACABUD RABAKA XATAA YATIYAKA AL-YAQIN)caabud illahaaga ila ay kaaga imanayaso dhimashadaa.tas waxaa lagaranayaa in xata NABIYASHA lala daradaarmayo
oo ay tahay waano &
SALAAN DIRAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 27, 2000 - 11:07 pm
Al-salamu calekum
Manata Ilahay waxaan ku jerana bishi barakeesanen
oo (Raxamada,naxarisata,danabi dhafaka,u shaqesii-
ga iwm.Marka waxaan ILahay ka rajeenena in naga dhigo kuwi ka xurooba narata AMIIN AMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 29, 2000 - 11:13 pm
AL- salamu calekum.
Manta waa mahad ilahay ee nasoo garasiiyay bishi barakeesaned,bishi naxarisata,danabi dhafaka.
Illahay isagoo nagu faaninaya ka sakookow umaadihii oo dhan ILLAHAY SAREEYAY WUXUU DHAY. ""WAXAAD TIIHIN UMAD LA SOO SARO KUWIHII UGU KHEERAKA BADAANA,WAXAAD IS FARATAN KHERAKA/WANAGA WAXAADANA ISKA REEBATAAN XUMANTA WXAADANA RUMEESAN ILLAHAY ,LAKIIN HADII AY RUMEEN LAHAYEEN KUWAHAA LA SIIYAY KITABKA (YAHUUDA & KII-
TAABKA
WAY U KHER BADANAAN LEHED WAXAA KU JIRA KUWOO RUMEEYAY WAXAANA KU BADAN KUWAHA DADAKA DHUMIYAA""

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.