site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MEEQAAD TIMAHA KU JARTAA?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): MEEQAAD TIMAHA KU JARTAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kebed hassan

Sunday, September 24, 2000 - 08:09 am
Nin bidaari si xun ugu sikatay, laakiin iqyaar ah ayaa, maalin hawadu yare fiicantahay ,oo khamiis ah soo galay time jare aad looga jeclaa xaafadda wardhiigley qasatan soonaha qaaliyaasha ee magaaladda xamar. saaxiibkaa markii uu kursiga fariistay ayuu ninkii timaha jarayey weeydiiyey [meeqa ayaad ku jartaa madaxa dhan?] tima jarihii ayaa la soo boodey [labaatan shillin saaxiib] haye maluugaa jaraa?,ayuu raaciyey, saaxiibkaa bidaar haa haa, ayuu la soo boodey, markii habkii uu jeclaa loogu jaray ayuu [tobon shilin farta ka saaray], iskana baxay timo jarihii ayaa yiri war lacagta soo dhammeeystir[ saaxiib madaxa dhan haddaad labaatan ku jartid aniga keeygu haaf ayuu ahaa]tartiibna u sii xaragooday...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaftan

Tuesday, September 26, 2000 - 06:01 am
kebad xassan sxb aad ayaad iiga qoslisay waxayna ahayd tii ugu qosolka badnayd ee aan baryahayn ka aqriyo meesha saxib kuwa kale oo lamid ah ma haysaa feeraha ayaa i xanuunay saan u qoslaayey gax gax gax gax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAMBAR

Tuesday, September 26, 2000 - 06:08 am
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL HAHAHAHAHA AR MA LUGAAA LA JARAA U YIRI WAR SXB MEESHAADA KA SII WAD SHEEKADA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaafici

Tuesday, September 26, 2000 - 08:15 pm
woooooooooooooooow
war sxb soo dhameeeeys tir sheekada
ninkii tima jaraha ahaaa 10 kiisii muu ku qancay misa tintiii aaan kaa jaray ayaan kugu rakibaa ayuu yiri war sxb dhameeys tir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axlam

Tuesday, September 26, 2000 - 09:00 pm
kebed hasan sidaan uqoslaayey ayaa beerku i xanuuney sxb fixdii baa iga dhamaatey gaxgaxgaxgaxgaxgaxhaahaahaa sxb sheekada dhamaystir waan ku baryaa
mahadsanid jaaw

axlam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmedbarre

Wednesday, September 27, 2000 - 01:44 am
duqa adi dadka bidaarta leh duqee aa lagu dhahay ma ohoo hakaa saarto lol.
ma xumayn lakiin sheekada.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.