site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maku caarifin

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Maku caarifin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Wednesday, September 27, 2000 - 01:55 am
waxaa ku dhacday qolooyin wadaado ah oo tabliiq ah ayaa waxay soo booqdeen meel dhalinyaro shidan fadhiyaan. wadaadkii ugu waynaa aa bilaabay markuu aqriyay wax yar muxaa daro ayaa dhalintee dareereen. wadaadkii oo yaban ayaa nin dhalin yara ah oo ka mid ah tabliiqii dhalintii la hadlay. wuxuu yiri.

dhalin yaro diinta leejo waaye. ilaahayna waa idin caarifsan yahay.
hadaad saan kusii socotaana aaqiro waa idinku daadanee. dhalinyaradii ayaa soo wada laabtay oo dhahay duqa walaahay runtiis waaye. hadaan saan kusii socono aaqiro waa nagu daadanee. meeshii ayay masaajidka usoo wada raaceen tabliiqii.
wabilaahi towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 04, 2000 - 04:20 am
ha ha ha ha ha ha
waraa qataraa tahay wadaad shactiroole ah maa kuu sheegay. waa iga qoslisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guulwade

Tuesday, January 09, 2001 - 12:47 am
ahahahhahahahahahahahahahahahhaa
ahahahahahahahahahahahahahaha duqs waa iga qoslisey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.