site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Xigmad darro !

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Xigmad darro !
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHDI88

Thursday, September 28, 2000 - 02:10 pm
Berri aan dheerayn ayaa nin guursaday gabadh gashaanti ah. Mudo yar ka bacdi ayaa gabadhii la guursaday damacday in ay reerkoodii oo degen meel tuulo ah oo xoolo yar ku haysta in ay gaadho, oo ay soo na barto ninkeeda cusub aabeheedii dhalay iyo hooyadeed.
Ninka ay gabadhu guursatay waa nin aan walagii baadiye arag, rag waayeel ahna waligii la sheekeysanin! Adigu ayaanan waxba hadal kugu daalinine, gabadha (aroosada dhawaan la guursaday) aabeheed ayaa damcay in uu la sheekeyso wiilkii uu sodoga u ahaa oo uu ka waraysto magaalada ay daganaayeen xaalkeeda iyo sida dadka dawladu ula dhaqanto(Djabouti).
Wiilkii gabadha qabay wuxu u hadlay sida tan; yaaqqii hadii aad Djabouti timaado Policku way ku qaban oo aabahaa ayay kugu wassi!!!
Odaygii sodoga ahaa ayaa yaxyax dartii dhimangaadhay oo is yidhi muxu ahaa ninkan aan xishood iyo sharaf midna lahaynin. Hase ahaatee wiilkii socodga loo ahaa waxba kama uusan soo qaadinoo wuxuba ku daray;Waar waxa maxad moodi allow inay kugu celin halkii aad ka soo baxday.


Mahdi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

young-man

Thursday, September 28, 2000 - 06:06 pm
that was very cool bro!!!!! qosol ayaan iskudaray!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.