site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABDHAHA SOMALIYEED

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): GABDHAHA SOMALIYEED
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAAXEEYE

Thursday, September 28, 2000 - 02:39 pm
Hadii aan idiin sheego Raggyahow somaliyeed gabdhaheenu waxay u baahan yihiin in loo qiro in ay iyagu sax yihiin marwalba (and that is all they want from you guys).
Hadii aynu runta isu sheego, ilaahaybaa idinku dhaarshee goorma ayaa kugu danbeysey inaad in aad u soo dhawaato marwadaada aad ku tidhaahdo I LOVE YOU. Waxay ila tahay intiina badani inaydaan walagiin odhan kalmadaa amaba wax u dhow!
Here things you should all the time:
1 pick up one dozen of flowers.(red roses only
will be accepted )

2 give some gifts and said: this one is for you
Sweety. (it doesn't have very expensive one)

3 Say the damn word very loud I LOVE YOU BABY.


THIS THREE THINGS ARE THE SECRET TO SUCCEED IN A LONG TERM RELATIONSHIP WITH YOUR LADY!

I know a lots of you (guys) will say it to me what an idiot but that is the fact.


RAAXEEYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Thursday, October 12, 2000 - 02:04 am
walaahay daacad ayaa u warantay aboowihiis laakiinse wiilasha soomaaliyeed saas maahan 99% waa ay gacan adag yihiin magaranaayo sababtaasi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Feysal

Saturday, October 14, 2000 - 12:47 am
Raaxeeye raga meel ha ooga dhicin wax ka qaalisan una ah raasamaal baan gabdhahayagu weligay ugadi jirney.ee ma hadaad nagu boorineysaa beenta gaalada isagoo maanta oo idil haween kale la soo cayaarayey ayuu markuu soo galo guriga uu lee yahay honey I'm home. dhalenteedka iyo beenta gaalada waa iskala weynahay ee sharafta hala dhowro. wiilal iyo gabdhaba. Ayaaney walaasheydiyey ha arkin dhaleenteedka qurbaha waligaana ku dheganow dhaqankaaga happina ku ahow cidaad ka dhalatey ee Soomaaliyeed. noloshaan ku meelgaarka ahna haku kedsamin. ubax laysu keeno waxba ma siyaadiyo ee ruuxa ku jecel waa kan xumo oo idil kaa dhowra iyo xanaaq kuna dadaala wanaagaada iyo farxadaada had iyo jeer kuna faaruqin kula jooga waqtiga badankiis. ee reerahakani beentood iyo wixii qaataba qashinka ku dar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey

Saturday, October 14, 2000 - 07:04 am
Waa idin salaamay aqiyaarta...waxaan rabaa inaan idiin sheego walaalayaan in ayna xiriir ku dhisnayn waa ku jeclahay iyo hoo kan aan kuu soo gedee..there's alot more to it...if ya know what i mean..
Salaamu Calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

noonlight

Sunday, October 15, 2000 - 08:30 am
RAXEEYE
UR SOO RIGHT OUR BOY&MEN DONT TAKE CARE OF US
LIKE THEY SHOULD LOOK THEY DONT HAVE TO BUY US THINGS FOR US TO SEE THEY CARE ALL THEY HAVE TO DO IS SAY IT WHY IS IT HARD FOR SOMALI GUYS TO SAY
I LOVE U TO A SOMALI GIRL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 26, 2000 - 05:28 am
raaxeey
..fiicnaan lahaydaa hadey nimanka sidaada
oo kale ahaan lahaayeen.
nimanka maanta jooga maba yaqaanaan
sida loola dhaqmo marwadooda ,sikaba daa
ay dhahaan ereyga kaliya oo qalbadooda
dajinkara.
afnaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuunyo baroow

Sunday, December 17, 2000 - 11:23 am
TO. raaxeeye
sxb marka hore midaan ku idhaahdo i love u iima joogto giriga
marka xigga 3 qodob aad sheegtay iyo ficilkaagu haday kala duwan yihiin maxay taray saa i love u.
intaad sheegtayba waxaa ka fiican adoo daacad u noqda ixtiraamana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 18, 2000 - 07:47 am
Taas anigu waan ku racasanahay walaalakay maxaa yelæay waxaad moodaa in raga SM in ay areyagaas kaga bakhelayaan run ahanti anigu waxaan jecelahay
mid ad & ad lakiin,mar waliba markaan arku laba ad rumancik ah waan ka maseera runati.Balse waxaan u malenaya in raga Somaliyeed in ay xishoonayaan bal haba ahati racelakina labadinaa
oo kaliya ha`idin ku eekaado hadey saas tahay

RAMMADAN WANAGSAN & CID MUBARK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 18, 2000 - 07:57 am
AL SALAMU CALEKUM
WALAALAYA HADI LAGU DHAQAMO DIINTEENA WAAN LIBANI LAHEEN ADUN IYO AKHIRO LABADA ISQABANA WAY OOGAN LAHAAYEEN XAQI AY ISKU LEEYOHIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 10:20 am
He! Dhalinyaro
is me ismail!
First time I visit somali net. iam 20 studying computer science uni of london, to remain all you are missing the point ! "knolege of islam " read the Qu'an and wisdom of our beloved prother ( hadith).

for more information please don't hesitate or shy to ask any question - nabad gelyo iyo nolikulan.
Iam on:
AllahIsmail@netscape.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alkaboon

Sunday, February 18, 2001 - 01:28 pm
To raaxxeeste.
Ninyahoow magacaaga ayaa laf dhuun gashay ku noqday sabjaktiga aad kahadashay< Mar been loow ayaad tahay, marna Naag laan baa kuhaysa , Tallo maiga rabtaa Gabdhaha saas loomma Ildulucsado orodoo wax kale la suuq imoow.< RAAXEESTOOW>.
BY Alkaboon.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.