Sunday, October 08, 2000 - 12:57 pm oday abgaal ah ayaa sanadkii 1964 lagu yiri carab iyo yuhuud ayaa is dishay carabtii waa laga adkaady. odayga ccarabtaba wuxuu u yaqaanaa reer xamarkii xamar wayne joogay markaasuu yiri 'iga tag hala ad kaadee' 'carabaaba nacay xaa ku rubuc yaraana"