Anonymous | Thursday, October 12, 2000 - 08:11 am Nin soomaali ah ayaa iska soo dhiibey xerada qaxooti ee Sandholm(Denmark) si loo qaabilo. Ninkii ayaa la xirey mudo 3 beri ah(accordin' to the danish law)Intii uu xabsiga ku jirey ayaa waxaa ku dhacey goonjab, english fiicana ma aqoon. waxaa uu taabtey ganbaleelkii waxaa u yimid askarigii, waxaa dhex martey sheekadan.... Askarigii: What do u want???? Soomaaligii: I want kaniini Askarigii: Why??? SoomaaligiiIsagoo madaxa gacnata saaraya) this half is no play job!!!!! Askarigii: What! what! I don't know what u talkin' about ..bye... |