site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Shan nin oo maqaayad sucuudiga fadhida...ahahahahaha....

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): Shan nin oo maqaayad sucuudiga fadhida...ahahahahaha....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boobsiiye

Thursday, October 12, 2000 - 11:46 pm
shan nin oo soomali ah ayaa maqaayad soo fariistay sucuudiga..wadankana way ku cusbaayeen...kabalyeeriga soomaali ayuu ahaa ..waxay afsoomaali ugu sheegeen shan wasladood oo hilib ah inay doonayaan...nin kii ayaa inta dhaqaaqay xagii jikada yiri (khamsa waslaad)....shantoodii intay is fiiriyeen ayuu midi yiri ...qabta wasa aa miyuu waalanyahay ..shantoodiina cagaha ayaa wax laga de'eyey....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaftan

Friday, October 13, 2000 - 03:31 am
Aad beey u qosol-badantahay laakiin xoogaa in aad qurxiso ayeey u baahaneeyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Sunday, October 15, 2000 - 09:37 pm
BOOBSIIYE AAD BAAD IIGA QOSLISEY FIXDII BAA IGA DHAMAATAY KEEP TELL US MORE BRO
NADIIRA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wasakh

Sunday, October 22, 2000 - 12:41 pm
salaan,

Waaan maqlay taas sxb laakiin waad is xasuusay waa hore ayaa iigu dambaysay..

Wax la yidhi bari ayaa boqor lahaan jiray dameer yidhi ninkii dameerkayga ka qosliya miisaankiisa oo lacag ah ayaan siinayaa.

Markay dadkii ka wada quusteen ayaa wax yimi nin waalan wuxu yidhi anaa ka qoslasiinaaya.dameerkuu ayuu u tagay oo wax dhagta ugu sheegay. markaasuu dameerkuu qosol dhulka la jiifsaday.

Boqorkii ayaa xanaaqay oo yidhi waa double hadaad kaga oohisid.. hadana waxbuu tusay dameerkii. markaasu dameerkii hadana oohin bilaabay.

markii aw dahabkii helay ayaa la yidhi waar maxaad dameerka samaysay: wuxu yidhi markuu qoslaayay waxan ku iri..waan kaa guss weynay ..markaasu qosl la raftay.. markii dabana waan tusay markaasuu ooyay..lol

use your imagination to figur out..lol
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 22, 2000 - 08:25 pm
compare to those who divorced thier husband.

wiil yar ayaa hooyadii u qobaynaysay, markaas ayey iyadiina qobaysatay kadib inankii yaraa wuxuu arkay alaabtii (pusy)markaasu yiri hooyo waa maxay waxaasu, markaasay tiri waa af kalle, wuxuu yiri ilkihii afku meeyah. waxay tiri aabahaa ayaa budh suu ugu waday ku riday.
markaas naagaha nimankooda eryow waxaad tihiin kuwa laga ga tuuray ilkahoodihii budh, markaas haddii aad tahay single mother don't think you will be remarried maxaa yeelay afkii waa bilaa ilko.. take grant for this;'' funy joke. huh!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nadiira

Sunday, October 22, 2000 - 09:15 pm
ha ha haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.