site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Cigaal shiidaad

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): Cigaal shiidaad
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaamud

Saturday, October 14, 2000 - 11:34 pm
cigaal oo degan meel miyi ah oo magaalada u dhow ayaa goor barqo u socdaalay magaalada wuxuuna qaatay ul iyo wayso markii salaadii duhur ay soo gashay ayuu fadhiistay si uu u waysaysto waysadii dhinaca bidix ayuu iska dhigay ushiina dhinaca midig markuu waysadii isyidhi bilow ayuu waysadii mooday bahal intuu ushii si degdeg ah u qaatay ayuu waysadii ku dhuftay waayo wuxuu mooday bahal wuxuuna yidhi ( way nagaranaysaa oo nagaadaysaa)

all best wishes

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hakima

Sunday, October 15, 2000 - 12:54 am
lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idil

Thursday, November 23, 2000 - 07:52 am
That was faney ' cigaal ayaa maalin loo sheegey in ay col u soo socdaan markaasuu xaaskiisii ku yiri naayaahee waan is aaseyaayee igu dul ooy markeey u yimaadaan iyadoo ku dul ooneeysa u markaasey yiraahdeen maxaa ku dhacey , uma ay jawaabin iyadoo oo hintii siiwadata ayuu cigaal qabrigii ka yiri NAA SHALIY DHEH NAA SHALEY DHEH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suban

Saturday, December 09, 2000 - 07:04 pm
waxaaba is soo xusuusiseen Cigaall sheekeyinkiis i love that idiot guy;

Malin baa Cigaal loo yimid oo la yiri war soo bax nagaha ha dhex fadhinenee een col baa nagu so socda ,,, markaas buu cigaal yiri nakeena isagoo fars qaatay,, markaa baa farkii la duu lay oo wuxuu ahaa faras orad badan ,, markii ay labadii col iska hor yimaadeen buu Cigaal faraskiis dib u soo ceshtay oo ka soo carary garii uu la socday,, siduu faraska ula duu layey buu is iyiri bilaa col kale ku dhex dhig markaas buu ka booday,,,, wuxuu ku fakiray in uu luq xafadii ku tago,,, siduu u socday bay waxey ku noqotay habeen ,,, markaas buu wuxuu arkay wax madow oo meel taagay,,, Cigaal oo cab saday baa is nabay oo sugay ilaa intuu waaga ka bar yayo,, markuu waagu bar eyey buu gartay wuxuu caawa oo dhan ka cabsanayey in ay tahay geed,, markaas buu yiri qod yahow waxaan ku mooday mise waxaad igu noqotay mise waxaan loo noqon doonin,,, waxaan ku mooday bahal, waxaadse igu noqotay geed,, waxaanse loo noqon doonin guuro habeen
cheers

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdalla

Saturday, December 16, 2000 - 10:20 am
oooh sheekooyinkii cigaal baa la isa soo xasuusinaaa
look this one

cigaal baa maalin asagoo gurigiisa hortaagan oo sira waran af badan baa waxaa ku soo guurguurtay wiil uu dhalay oo aan sanad gaarin oo afar fool kaliya leh markasuu cigaal baqay wiilka afka ku soo taagaya ee ku soo socda (ilaa waa aabihiise)cigaal naagtiisii buu ku yiri naa iga qabo afar foolaha rag la iskuma sii daaya oo gadaal gadaal u cararay naagtii inuu la ciyaarayay mooday oo kaftan bay u qaadatay oo way iska qososhay goortuu arkay inay qoslayso buu warankii la baxay oo ka madaxa ka taagay lol.. hadde maxaa dhacay wiilkii bartii buu ku takhalusay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bakayle

Sunday, December 17, 2000 - 10:20 am
Haa! ma Cigaalbaad noo biloowdeen? baltana kudara:

Waa cigaal oo meel gurigiisa udhow jooga goor barqo ah, waxaa kusoo facleeyey naylo ama ubad badan si xoog lehna ugu yaacaya dhinicii guriga, haddee Cigaal saad kutaaqaaniinba maaha nacas ay taladu ka hoos baxdee, waxuu isyiri alaylehe balada kuwaan dabada kawada yay ku haleeline kagaarsii oo baxso, markaasuu naylihii hor cararay asagoo tafta haysta oo oo si xoog leh u neeftuuraya, waxaa arkay dadkii guriga joogay oo fahmay inaay maanta Cigaal maalintiisii tahay ayaa su'aashaan waydiiyay, "war maxaa kugu dhacay Cigaal?", wayna ku qosleen, Haddee ma Cigaalbay ka gar helin? waa nin aftahan ah oo sida la isu furdaansho kusoo takhasusay, waxuuna ku jawaabay. "war kunaas madaxa madow waxay kasoo dideen baan kasoo diday". Asagoo tilmaamaya inuusan talada baqashada uusan kali ku ahayne ee uu lawadaago kun naylood oo ayaguba isku raacay in gurigii laqabto intaan ladaba goosan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kenadiid

Friday, April 13, 2001 - 12:28 pm
wale Cigaal Shidaad inuu wiil hoog yahey la isla arag, baltana aniga iga hooya!!!


cigaal baa habeen safrey oo wuxuu aadey reero ay qaraabo ahaayeen, waxay ahayd meeshu baadiye oo mugdi ayey aheyd dayaxna majirin.Markuu cabaar socdey ayuu shakiyey oo waxuu Dudumo u maleeyey bahal! markuu waxyar meeshii taagnaadey,oo uu arkey waxa madow ineynba nuuxsaneyn ayuu carar cagaha wax ka dayey isagoo u cararaya gurigiisii!!!waxuu kuwdhawaaqey, naa ooda iga rog! naa ooda iga rog!...naagtiisii inteynanba fursad ay irida uga futo helinba wuu jiirey iyadii iyo oodiiba! ........cabaar markuu nastey oo naaagtiisii wareysatey ayey mardambe waydiiseey, Cigaal maxaa kaa soo uraaye?
cigaal baa uga jawaabey: naa daruur quruntey baa nagu da,dey!!!.............hahahahahaha,..........lol
warmaa yaale hee!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.