site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Joke of the wee by storyteller.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): Joke of the wee by storyteller.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

storyteller

Monday, October 16, 2000 - 12:29 pm
Markii ugu horeeysay ee film laga dhigo magaalada Baydhabo aa waxaa ka socday shaneemada flim hind ah oo eey jilaayeen( cali dheere iyo mintum) labadoodii aa waxaa dhexmaray feer xun sida lagu yaqaano hindiga markaasaa waxaa meesha joogay labo xamaali oo magaalada caan ka ah, markaasuu mid wuxuu dhahay calidheere dhow(dil) kii kalana mintum dhow meeshii waxeey noqotay cali dhow mintum dhow , cali dheere dhow mintum dhow, labadii xamaali aaba isku bilaabeen markaasaa waxaa ka dhacday shineemadii dhamaan cali xamaali dhow cumar xamaali dhow ,,,,,,, cali xamaali dhow ,,, cumar xamaali dhow. la soco asbuuca danbe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boowe

Monday, October 16, 2000 - 12:31 pm
lolllllllllllllll,,,,,,,,,,,, storyteller dhow.

man it's not bad, make sure nextweek 'll be funnier.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kamakace

Tuesday, October 17, 2000 - 01:41 am
To somali men from central somalia ( gobolada dhexe) came to a mosque during the fridag prayer. They did not speak arabic. Usually the sheekh reads the khutba in arabic. Suddenly one of the men started to cry, tears ran down his cheaks. When the prayer was over his freind accused him and said " I did not know that you speak arabic". His freind answered him and said " You did not see the sheekh`s beard he reminded me of a goat that was stolen from me last year".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi_shamboow

Tuesday, October 17, 2000 - 04:15 am
lolllllllllllllll kamakace...that was original

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 06:05 am
waraa xoolo aa tahay ee naga aamus nacasyahoow lo baa tahay moooooooo moooooooooo iska dheh diinta fun lagama sameeyo xataa qosol ma'lehee cadho umabay lahayd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasho BuurukO

Tuesday, October 17, 2000 - 07:50 am
Salaan Dhamaan
@(*_*)@ lolololololo.....!!!
Allaaaaaaaaaaaaah.... Waa suuxi rabay sidaan uu qosalayay....!!!
Waa runta walaalkiis adiga aa ugu qosalbadaan wiikaan....!!!
EEEE ma LACAG/MONEY baa kuu Heeleesaa waxaa qortay???<====>lolololol
Adiga iska QOSQOSLAYEE

Salaama Dhamaan!!!...@{^_^}@

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.