site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ORGIGII QOOQA BADNAAAAA;

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): ORGIGII QOOQA BADNAAAAA;
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed yare

Thursday, October 19, 2000 - 01:51 pm
Waxaa layiri beri baa waxaa jirey Orgi qooq badan oo riyihii ka joogi waayeen habeen iyo maalin inuu ku joogo ama koro ayuu rabaa .
Waxaa dhacdey habeen habeenada kamid ah ayaa waraabe arigii usoo dhacay orgigii qooqa badnaa ayaa arkey makaasuu u maleeyey ri' wuu isku qaadey waraabihii ayaa isyiri malaa libaax
xerada ku jira ayaad ugu soo gashay oo isa sii daayey orgigiina wuu iska sii daba daayey waxleys eryadoba waraabihii ayaa daaley markaasuu istaagey orgigii ayaa sidiisii moodayey ri' ka ordaysa intuu isku qaadey ayuu dusha uga baxay
dhurwaagii ama waraabihii ayaa isagu lahaa caawa way kuu dhamaatey waayo libaax ayaad u gacan gashey .
Orgigii markii uu howshiisii dhameystey oo uu kadegey waraabihii ayuu sidaa u eegey mise waa dhurwaa orgigii wuu naxay waxba waxbaa kasii darane waraabihii ayaa dib usoo jaleecay isagoo leh ilaahay waa kaanabad geliyey libaaxii
mise waaba orgi wixii caawa korey waraabihii ayaa caradii isku soo daayey orgigii
orgigii oo isagu siidiyaar ahaa ayaa naxdintii orod isku qaadey isagoo leh caawa ayaa qooqaagii waraabe kuu geeyey reerkii ayuu isagoo naftii heyso soo gaarey markaas ayaa laga reebey
orgigii waqtigaas kadib dib dambe looguma arag qooq dambe


haaaaaaaaahaaaaaaaahaaaaaahahahahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naadiya

Thursday, October 19, 2000 - 09:14 pm
waar ninyow xishood ama wax macno leh keen meesha oo lagu qoslo
naadiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

1

Monday, October 23, 2000 - 08:19 am
haaaaahaaaaaalooooooooooooool funny

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan

Monday, October 23, 2000 - 01:16 pm
walaahi sxb qosol ayuu beerku i xanoonay..

raggeedi...lol


bye..soo wad

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.