site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

IMAAMKII QODBASIRADA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): IMAAMKII QODBASIRADA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 20, 2000 - 10:02 pm
By....... Waamo

Imaam ayaa tujini jirey misaajid shanta
sallaadood imaam kii waxaa uu yeeshey xaas aanan
dadka ku ogeen ee asaga iyo sheeqii u ninkaaxey mooyee imaam kii waxaa uu iska tumaa qudba siradiisii waxaa uu mudo wadaa sheekadiisii
ayaa habeen habeenada ka mid ah damaashaad iyo
faxad ku soo jeedey in badan markasaa xili dambe lagu gaarey caweesinkii. salaad subax ayaa la,gaarey mu,adankii ayaa aadaamey imaamkii ayaa
soobaraarugey inta uu cimaamadiisii moodey
garbasaarka qudba siradiisii la,sooboodey ayuu
misaajidkii aadey asogoo layere daah sadey
safkii hore ayuu marey markaasaa lawada arkey hoosna la,iska wada qanjaruuftey saa markii uu salaadii
dhameeyey ayaa waxaa ku soo dhaqaaqey mu,adankii
oo xigey inta uuhoos ugu sheegey ayuu yiri
<<garrbasaar ayaad wadataa>> sheeqii xishood inta uu la, boodey ka baxey misaajidkii

shee kadii qodba sirada halkaa ayaa la gu wada ogaadey??????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 05:51 am
To the guy was making fun of the imam, Bro there was nothing funny about your stupid choke,you suck bro and you don't make fun of the religion leaders........•••••••

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.