site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Asalmu calukum anikoo ah badi al waxaan doonyaa gabar iskudacaasooo reercabdilah ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Asalmu calukum anikoo ah badi al waxaan doonyaa gabar iskudacaasooo reercabdilah ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, October 21, 2000 - 10:36 pm
waxaan rabaa gabar iskudacaayso o reer cabdila ah
nin waaxaan ahay sigle ah aad iyo aad ikubaahan gabar qiimo oyo sharaf gabadoaaee reercabdilah sediaa iyo nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUHIIN GAARLEEF MAXAYDHE

Sunday, October 29, 2000 - 01:46 am
AWOOWGAA IYO GAALKII KU DHALLAYBA LACADAAB WARYAAHE MAWAXAAD ISTIDHI WAXAA INTERNEDKA KAAGA SOO DHEX BOODI GABADH REER CABDILLAA OOD KU MAHADIN, ALLAYLAHAY NAFTAADA IYO IYO TII AWOOWGAABA BEENBAAD USHEEGTAY, MARKA DAMBEED WAXAA SOO KALLE MEESHAN AAD KUSOO QORTO, WAXAAN KU DADAALAYA NAFTAYDIYO MAALKAYGABA INNAAN KUTAXA LUUJINAYO SIDAAN KUU SOO SAARI LAHAA SOOMAALI WEEY ISTAQAANAA, MAALINKAAN KUHELLANA WAXAAN DUNIDA KADIRO UGUMAADAN HOREEYNIN, MARKA AYNA SHARAFTA QABAAILKA KADHOWRO INTERNETYADA OOYNU SI AAN CADAYN WAXA LADOONAYA LOOGA HADLAA.
TA LABAAD AFSOOMAALIGA SOO ADKEE MARKAASAY GABADHI WAXKULA WADI KARTAAYEE AFARTA MIDHEE GURIGA LAGUGU SOO XAFIDSIIYAY DUNIDA SOOMAALIDA JOOGTA HAKULA SHEEKEYSAN. UUUUUUUUUUUUUUUUUUSSSSSSSSSSSSSSSSSSSLLLLLLLLLLLLSSSSSSSSSSSSS. IGA RAALI NOQDA DADKA BEEJKA USOO DHAADHACAYOW.BYE. BYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Monday, October 30, 2000 - 05:54 pm
war balaayo badnaa ilaan tanoo kala anakaa arak nay bal ninkan daya aad moodo qaado qaloocan oo qiyaama ulukeeyneeso yaah. war maxaa gabar reer cabdilah aad ukadigeeysaa wax kafiican gabdha kala
ee soomaliyeed inernedka hadaan soo galiyo
in aan rabo gabar reer cabdilo ah maxaa kujiro dhibaato tankale waxaa tahay reer qarijiqood
hadalkaaka yaay kamuuqataa awooow gaa lagub gaal kii madaxaweynayow sxb kafiisro waxaad meesha kusoqoreeyso iyo ruuxaad lahadleeyso. intaa kdhib
horta markahore anika waxaan ahay nin ogaden ah oo reercabdilah kasii ah marka barasho wanagsan saxiib ee inta yaraad o kaftanka haaad .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Monday, October 30, 2000 - 08:49 pm
Labadinaba waxaad tihiin dad hoose loomana bahno
wax yalahaas oo kale in aad ku hadashaan.
idinka oon iga xumaan aqli xumada waa ladiku yaqaan?
bye for now take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muhiin gaarleef maxayte

Tuesday, October 31, 2000 - 05:15 am
Warniyow anigu ma ihi nin ogaadeenaa ama reer cabdillaa, arinkuna saad mooday ma,aha ula jeedada aan kuu idhi hadalada beejkayga kujirayna isbarashada iyo kordhinta wax fahanka umada iyo gaar ahaan dhalinyarada soomaaliyeed ayay iga ahayd, ceebna ma,aha in gabadh reer cabdilaa nin soomaaliyeed si sharafle usoo doonto mana waayayo haduu raadiyo, adigaana taa iga og maxaa wacay adigaaba udhashay, marka adigu barasha wanaagsan wallaalkayga soomaaliyeedow sida xadaarada leh eed iigu soo jawaabtay, waanad iga mudantahay xagayga sharaf gooniyaa,
Laakiin saaxiibkayga labaad ee meesha soo gallay, saaxiib meellaan kuqaadayn lama soo dabaasho, reer magaalanimadana kuma jirto habka aad isticmaashay, hadaad leedahay waad hooseeysaan, waxaan fillayaa qiimaha aad nagu sheegtay ayuunbaad kasii hooseeysaa saaxiib.
my best gr. all my somali bro.and sis.byeeeeeeeeeeeeeeeeee.byeeeeeeeeeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Tuesday, October 31, 2000 - 09:19 am
aslamu calakum warhamtulahi saxiibkaa muhiin
aad iyo aad baad umahadsantahy jawaabti qiimaha badnaad aad iku soo jawaabtay sida reer magaalinimada ah. intaa kdhib saxibkaaka mohamed
waxaan kuleeyahay siduu yiri maclinka meellaan
kuqaadayn lama soo dhabaasho yaah. tankale hadaan
anaka nakusheegtey dad hooseya waa qaldantahy waxaad na ubahantahay in laku saxo anika qabiilkaa tahay makaranyi laakin waxaan kudhi lahaa afkaa
qurmuun hala soo gallin meel aan kudaaqin waanilikauyaqaan hadalka badan iyo nac nac aad aduunka ku qaribtaan hana unoqon hadalkaad tiri
mardanba laqabsihdeerkana mafiicno saxiib saas iyo nabadgelyo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabdho soomaaliyeed

Sunday, November 05, 2000 - 09:01 am
Waxaan moodayay in la ilbaxay oo waxyaabahaas jaahilka lagaa baxay,adna waxaad taagan tahay (gabar reer cabdille ah)ballo ku aragtay,raadi qof wanaagsan oo ahlu diin ah oo ubad khayr leh kuu korisa,waad u jeedaa xaga dunidu marayso jaahil wayn baad tahay baro diintaada iyo cilmigaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 07:21 am
asalaamu calaykum kadib saaxiibayaal waxan filayay in aan kafaa iidaysanayo fikradaha walaalahay hase ahaatee waxan ku arkaa wax aad iyo aad ufoolxun marka iska ilaawa qofka ubaahan saaxiib wanaagsan oo ku siyadinaya fikrat iyo cilmi iyo talo haigala sooxiriiro halkan -

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAKIM

Thursday, November 09, 2000 - 01:56 pm
RAG WAXAA U LIITA NINKII .....NAAG KU SHUKAANSADA
QABIIL XUN .........OO BAKHTI AH ..TALABAAD
AFSOOMAALIGA SOO BARO............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi Hassan Abdi

Monday, November 13, 2000 - 08:39 am
Asalaamu Caleykum: Dhamaantiin waad salaamantihiin, salaan ka bacdi mida "1">waxaan usoo jeedinayaa ninka kusoo qorey meesha (Reer cabdulle) hadii aad tahey iyo hadaadan aheynba waad ku qaldaneyd inaad meeshan ku xusto.

Waxaana kaa codsaneynaa inaadan markale kusoo qaadan meeshan oo kale iyo meelo la mida waananu kugu farxi doona hadaad naga aqbasho.

Mida "2">waxaan usoo jeedinayaa dadkii durey qabiilkaas waxaana idiin sheegayaa qabiil lacaayo ama wax laga sheego waa ka mujtamaceenii sharafta lahaa meeshaad u jeedaan dhigey ee nimanyahow wax hala isu la haro hana lajoojiyo wixii dhib ka abuuraya dadka dhaxdooda.

Waanad mahadsantihiin dhamaantiin hana la iga raali noqdo ninkii iga xumaadey.


SIDAAS AMAANA 'ALLAH;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabri dahare

Tuesday, November 14, 2000 - 12:44 pm
Reer cabdule ma cudur dadka galaa acuudkee yaahoo aa lagu dhahay iyo akhrud naagaha aad raadinooysid orad oo keen magaalo kuli dhagax buur bay fadhiyaane,
maxaa baray Net iyo computer digaaba layaabnahay waxa ku baray buskalyoosyahoow mar danbe meesha haku soo qorin waxaa hada dhahday ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ajamaal

Tuesday, November 14, 2000 - 01:22 pm
salaamu calaykum war wuxu xageebuu joogaa wuxu
yiri reer cabdile

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ONLF

Thursday, November 23, 2000 - 12:44 am
War ninka qabridahare la magac baxay eelaay buu ahaaye muxuu u aqaatay magaca magaalada aan ku dhashay.waryaa eelaay meel joog oo ka dhexbax dad aadan af granaynin.Reer Cabdulle iyo reea kale oo Soomaali ahba shuqul kuma lihide ee meelihii aad ku dhalatay oo muufada laga cuni jiray u kac oo amaan na sii.

ee walaalayaalow bal eelaaygan u turjuma hadduu fahmi waayo waxa aan qoray si uu nooga aamuso.
Mahadsanadiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali soomaali soomali

Sunday, November 26, 2000 - 12:39 am
war yaadaheen malaga yaabaa in la dhaamo inaad meeshan isku xag-xagataan idinkoon wax cusub umada soomaaliyeed meel walbooy joogaan aan kuu biirinayan!! ta labaad nin waliba ha ka fiirsado wuxuu soo qoroya hana ku xisaabtamo in ay dad aan danbi lahayn wax yeeleeyn karto!! ninka gabadha reer cabdile doonayana dee saaxiib dhaaxeey joogaane hadaad nin nasabaa tahay oo raganimadii wax xilka lagu qaadi jirayna aad leedahay waxaan filayaa inaadan weeydeen gabadha aad mohonayso!!
qolyaha kale war sidaa maaha arinku reer cabdile waa qabiil magac qabiilna kuma haboona in nin ragii wax ku doonto haday xataa ku jirto taasi waa inay ahaato mid isaga u khaasaa oo aan la baahinin sida imika dhacday, laakiin miyayna haboonayn inaad soomaaliyeey idinku intaad karoonaataan aydaan qabiilkaasi danbi uusan lahayn iyo cay aad usamaysaan!! marka qayb waliba intayna isa soo qaadin ha kayara fiirsato nin walibana siduu wax u wanaajin lahaa ha ku dadaalo!! waa iga waano raalina noqda!! waan ogohoo somali way xanaaq dhawdahay!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil wardheer

Sunday, November 26, 2000 - 09:37 am
waxaan dhihilahaa ninka gabar reer cabdilla ah raadinaya ha u fadhiisto geelna haiska bixiyo nasabna waa inuu yahay
2-kaogaadeenka wax kasheegaya waxaan dhihi lahaa
sharaf baad kadayaysaa inaad ogaadeen lamuranto
amase waa ay kuciileen sabab too ah maxaa keenay waxsheega hadaadan horay wax ujirin.
laakiin naga heli maysidmidnaba kumanaqaanee hanabaranin hadaad nataqaanidna nailoow sababtoo ah nin aan ku oqoonin waan ku aqaan laguma qasbo!!!
akhyaarta kale ee gobta soomaali ciday ka ahaadanba way mahadsanyihiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.