site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Raadinaya gabar reer waqooyi ah (Only R/W)

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Raadinaya gabar reer waqooyi ah (Only R/W)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 07:45 am
Waalo waxaan raadinaya gabar reer waqooyi ah oo jirta ilaa inta u dhaxaysa 18-23 oo ku nool North America. markaa marka hadii ay jirto gabar reer waqooyi ah oo guurdoon ahi ay jirto walaalo ii reeb message fariin ah hoos iigu reeb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Igman

Wednesday, October 25, 2000 - 10:49 am
Igman

waxaan ahay gabar soomaaliyeed waxaan ahay gurdoon marka haduujiro wiil reer koofureed ah messegkaaga ireeb hadii aad xiiseyneyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 03:54 pm
To igman
magacaagu wuxuun u eegyahay magacwiil marka hadii aad daacad kaatahay hoos kuqor emailkaaga si aan kuulaso xiriiro Will reer koonfur ah baan ahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

honey

Sunday, November 12, 2000 - 11:48 pm
waxaan ahay gabadh reer waqooyi waxaan kunoolahay
qubaha waxaan aha guurdoon waxaan rabaa wiil kunool wadanka iswiidhan fadla ila soo xidhiidh jawaabtan hoos iigu soo qor.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adnan

Monday, November 13, 2000 - 12:57 am
Walaal. waxaan ahay wiil reer waqooyi ah oo ku nool London, uk sidaas darteed waxaan toosh weyn ku raadinayaa inan reer waqooyi ah oo degan london.....fadlan ila soo xidhiidh jawaabtan ku dhaaf hoos!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur yare

Monday, November 13, 2000 - 07:56 am
Honey
walaalo waxaan ahay wiil reer waqooyi ah oo ku nool wadanka Columbus, oh oo ah wadanka maraykanka markaa walaalo xakee aan kaaga soo xiriira reeb mesha lagaa helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

honey

Tuesday, November 14, 2000 - 01:12 am
Nuur yare walaal marka hore waad ku mahad santahay waayo inbadan ayaan raadinaayay wiil reer waqooyi ah laakiin anigu waxaan kunoolahay wadanka iswiidhan sidaan isku helayno waxaan umalaynayaa inay adagtahay hotmailkaygu waa asli92 ku soo dhawoow mahadsanid nuur filasho wacan,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 15, 2000 - 12:56 am
waxaan ahay wiil rer waqoyi ah oo ku nool wadanka iswiiden waxaan doonayaa inan ku barto ee illa soo xidhidh e-mail kaygu waa salah_musa@hotmail.com asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

honey

Tuesday, November 21, 2000 - 01:57 am
marka hore waad salaamantahay wiilka reer waqooyiga ahoow walaal hadii ay kaa dhab tahay maxaad maga caaga aad uqarisay anigu waxaan ahay walaashaa oo reer waqooyi ah oo raadinaysa adigoo
kale ee halkaad ka degen tahay iswiidh ii soo sheeg aynu is fiican isu baranee


mahasanid walaalkayga reer waqooyiga ahoow
jaaw jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 21, 2000 - 02:52 pm
waxaan ahay gabar soomaliyeed waxaana ka xumahay
inaad raadiso oo qura gabar R/W ah ee maxaad uga dan lee dahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Observer

Tuesday, November 21, 2000 - 11:24 pm
To Anonymous

Walaal waxay uga danleeyihiin oo meesha ka muuqata in reer waqooyigu ay yar yihiin tiro ahaan. Ayna is la'a yihiin sidii ay isku guursan lahaayeen. Sababtoo ah dhowr qof ayaa tiri "mudo badan ayaan raadinayay qof reer waqooyi ah"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zo-bro

Tuesday, November 21, 2000 - 11:51 pm
Walaal waxaan ahay wiil reer waqooyi waxaa radinayaa inan reer waqooyi ah oo aan caano kaga keeno....fadlan massage ii reeb...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 03:23 am
Waxaan ahay wiil reer BARI ah oo doonaya in uu Gabdho reer waqooyi ah la raaxeesto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Almutacalim

Thursday, November 23, 2000 - 11:01 pm
Walaahi Observer waxaad u qalantaa inaad ku soobiirto Policeka Intarnatka maadaama aan ogaaday inaad ka mid tahay dhalin yarada sida aadka ah ula dagaalama wax ma garatyaasha iyo qabyaalad cunayaasha.

war observer waa runtaa oo waa la la' yahay gabar reer issaq oo la guursado,waayo badankood way naceen wiilashoodii oo shisheeye ayaa guursaday,marka wax la la yaaba ma ha in gabdho isaaq ah laga qaraabto intarnatka.Yeelise mayno in aan intarnatka u ogolaano in ciyaal suuq ka qaraabtaan ee sidaa ula socda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 27, 2000 - 10:41 pm
nacas walboow iska hadal oo waxa uurkaaga ku jira iska soo daa oo ku neefso internedka waan idin layaabanaha hadii lays raadsho ma ceebaa miyaad ka xuntihiin xaasidku hadhinto ma waxa idin raad sadaad weydeen xitaa qumayo miyaad weydeen,,,
salaan xaasidiinta,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

doqon-ma garte

Tuesday, November 28, 2000 - 05:27 am
Jaaw noow boow ...lol..

waar horta waxa la radinaya ma reer waqooyi uunba maxaa dadkii kale dhacay... maana noo kala saartan reer waqooyi mise reer waqooyi noockastaba ha ahadee waa larabaa .. ma isaaq baad aad u raajicinaysan ma Gudurbiirsay ma ciise ma dhulbahante ma warsangeli dee noo kala cadeeye.. lol..

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

purenorthrengirl

Monday, December 11, 2000 - 09:32 am
To Mutacalim & Observer

aad iyo aad ayaan idiin layaabay waayo TITLEKA waad aragteen in aydaan waxba ku lahayn ee maxaa idisoo galiyay meel aan la idiinka baahnayn
takale dee waanu necebnahay in aanu idin dhexgalno taas ayaan isku raadsanaynaa ilaahayna u jideeyay in qabiil la isku raaco oo la isku guursado mana rabno in dhiigayagu fasaqmo sidiina
mafahamteen hablahayauna waa QAALI OO WAA XARIIR LA GOGLAY NIN AAN REER WAQOOYI AHAYNA WAA KA XAARAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HY

Monday, December 11, 2000 - 06:32 pm
taas aya ah hablihi duriyada ii la yaqaanay purena waay tahay taana laba cali iawaaydeen maayso xagaa kaa haay nin aan qimahaagana aqoon haa oo joojin aaaax inadeertay hadaan ku aag joojo madaxa meel aan ahayen kaa maan dhunkan.inadeer markaad aragtaba hablohooda inaar bal in yar oo unsi iyo foox ah bal iskasii oo ku sadaqayso ilaayen waanagaa cabownay oo ortoode meel kasta ghaaday


To:ilma walawaayen waar hablahayaga noo daaya idin maa doonayaaaaaaaaaaaaaaaan ii kuweena kuu eekaada balaayada aad moodid in aay madfac madaxa ku sitaan lol ii bila unsiga ah.....

To:mutacalin isku sheeg geeljire lafta kaa ah

waar dadka beenta kaa daa munaafaq yahoow anigu nin isaaq ah baan ahay hooyadayna sidaas oo kale labadayda ayeyana waa isaaq 100%pure blooded isaaq baan ahay AND I'AM DAMN PROUD OF IT inan duriyada mooyane mid kale ii soo celin maayso isaaq badankeeso wuu kala guursada ii beenta jooje tolow maa inan durida ah ayaa kaa gore waayday eesh calaa habahayagoow waa rag xiniya leh ii haa isku doonan mana gaydid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaayow

Tuesday, December 12, 2000 - 02:08 pm
waxaan ahay wiil abgaal ah oo raba
inuu gabdhaha reer waqooyiga ee kasi laboodka ah
••• wayn dabada ka geliyo
il soo xiriira

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.