site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABARYAHAY SOOMAALIYEED MA IS BARANAA?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): GABARYAHAY SOOMAALIYEED MA IS BARANAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jacayl99

Friday, October 27, 2000 - 08:53 am
Walaasheyda soomaaliyeedey waxaan ahay wiil soomaaliyeed ooraadinaay xiriir toosan inuu la yeesho gabar soomaaliyeed da deydu waa 26 haddii aad u dhaxaysid 21-25 waa ila soo xiriiri kartaa waxaanse jeclaan lahaa haddii aadan yurub ku noolayn in aad iska dhaafto sabatoo ah aniga yurub baan ku noolahay hadii aan si fiican isku baranana kala fogaanta waa laga fiican yahay.

igala soo xiriir jacayl99@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasmiin

Sunday, November 12, 2000 - 11:29 pm
jacayl marka hore waad salaamantahay walaa ma waxaad doonaysaa gabadh aad is bartaan kawaran labadeenahadii aan isbarano maxad ka qabtaa laakii nasiib xumo anigu waxaan jiraa 19 jir waxaan joogaa qurbaha fadlan ii soo jawaab hadii aan kaa helo wajaab imalkaygana waan ku sii doona
maxaad ka qabtaa dadayda? ibarasho wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALMAR

Friday, November 24, 2000 - 11:21 pm
JACAYL; WARYAA DOQON HAYE HADALKAAGAA LAGAKASAYAA INAA TAHAY BAADOOW BADOW AH NAAGAHA SAAS LAGUMA SHUKAANSADO BADAW YAHOOW ILBAX SHAARE WAAXIT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama

Sunday, December 03, 2000 - 07:40 pm
to yaasmiin abaayo salaan kadib.maxaa kagabtaa ha dii aan saaxibo nogono oon xeriir yeelano. jawaabtaada sidee nogotawa ila soo xiriisi.jama359@cs.com. waxaadna kasoofakartaa maxaan koodoortay? iwaiting your answer and take care.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.