site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabar yaroo Raadineesa inan yaroo Dabeecad Fiican leh !!!!!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Gabar yaroo Raadineesa inan yaroo Dabeecad Fiican leh !!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamdi

Saturday, October 28, 2000 - 03:41 am
Waxaan ahay Gabar 17 jir ah Degan usa magaalada LA Waxaan raadinayaa Wiil yar oo dabeecad Wanaagsan leh Aqoona leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulkadir

Saturday, October 28, 2000 - 12:34 pm
TO Xamdi

waan ku salaamay waana ku farxay markaan akhriyey

ujeedadaada, hadaba inta aad sheegtayba waan lee yahay ee ma xiriirikarna,

abdulkadiroos@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiir

Monday, October 30, 2000 - 12:05 am
to xamdi

sxb waad salaaman tahay waxaanse ka xumahay adoo meel iga dheer sheegtay in aad ku noo shahay sida aad doonayso waan ahay wiil yar oo dabeecad iyo dulqaadba leh balse is way diintu waxay tahay ma usa oo keliyaad ka doonaysaa mise aduunkoo dhan hadiise jawaabtu tahay aduunkoo dhan sidee jeceshahay in la guula soo xiriiro ama la guu arko ? jawaabta adaa lagaa sugayaa
by by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mubarik

Monday, October 30, 2000 - 01:41 am
to xamdi walaal waxaan ahay inan sidoo kale doonaya inan dabeecad fiican ee maxidhiidgna hadii aad donaysi halkan igala soo xidhiidh
togdheer@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Monday, October 30, 2000 - 08:58 pm
To hamdi.
abayo hamdi aad ayaan ugu qancay sida dacada ah eed usheegtay waxa aad donayso.
hadii aad rabto in aad ila soo xirirto your well come.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahamoud

Tuesday, October 31, 2000 - 01:45 am
TO
XAMDI

Waan kusalaamey hadii aad rabtid xariir aan
kala go' laheyn iyo isbarasho aan qoomamo laheyn
ilasoo xariir.
Bye-bye

Mahamoud25@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galab

Wednesday, November 01, 2000 - 07:07 am
ahlan
aqyaarta waa sidee qoftu waa da yartahay ee askartu yeena niixirin
hanii macaanaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Wednesday, November 01, 2000 - 09:13 am
to xamdi

waxaan ahay inan yaroo wanaagsan
wax barashana ha kusheegi
werehous aan ka shaqeeyaa
naagaha 3 aa lagu guursadaa
aniga waxaa ku gu guursanaa
14 hadaad oga shahay
sidii guur la eeega sheekaanaayay tabcaaan aan ahay walaaleey waxa ela qabo lol
thanks xamdi yariiseey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 02:26 pm
war tan yar maxaa waalay war saa wax looma raadiyo .dadkuna way kaadidaayaan maxaa yeelay gabdhaha isku soo qora internetka shaki baa laga qabaa oo far baa gudon . ee niman raqiisa makuu sheegaa meelay joogaa waa AFRIKA westernka jaanisyo badan baa yaala ee gabdhuhu yey xishoon ee intay ku guur seegi lahaayeen westiga waxaan ku talin lahaa afika iyo carabaha wiilal soomaaliyeed ha udoonteen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 07:58 am
naa marka hore waan ku salaamayaa marka xigta waxaan u malaynayaa inaad u adkaysan weyday qabowgii ameerika oo aad doonaysid inan yar oo
xaraarada ku haysa kaa jabiya ,waxaan ku leeyahay
farahaaga lagaagama sokeeyo,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaska

Thursday, November 16, 2000 - 12:46 am
TO: XAMDI
abaayo marka hore iga hano salaan hal ku dhigeedu yahey isbarasho waayo markaan aqristey qoraalkaada
waxaan dareemey inaaad xeriir u baahan tahey
waxaan ku leeyahey abaayo soo dhawaw
waxaad igala soo xeriiri kartaa E-mailkeyga waa
ABOOWE54@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Saturday, November 18, 2000 - 07:51 am
walaale wiil yaroo bilicsanoo dabeecad iyo naqanwanaagsan hadaad doonayso kuuna dhaow igala soo xiriir guurdoon@hotmail. sidaas iyo ismaqal iyo jawaab xiisaleh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 03:53 am
Dear Hamdi salam.
Abaayo waan aqristay bogagan,dhibaatona ma leh qof hadaad raadinayso,inkastoo aa adrkaysid koo ku aflagaadeeya iyo koo si fiican kaaga jawaababa.
Aabaayo ani waxaan deganahay gobolka aad degan tahay ee Cali.magaaladisa L.A.,markaas ka waran hadaan wada xidhiidhno,waana ii soo jawaabi kartaa.
Sincerely......bro..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wanaajiye

Wednesday, November 22, 2000 - 11:16 am
Abaayo aniguba waxaan ahay inan doonaya inan dabeecad macaan leh , anigu kolay intaa waan leeyahay, meelkastoo aad joogtid waan kuugu imaan hadii aad kajawaabtid su'aashayda,waana kintir maleedahay intaa un iisheeg Waxaan rajaynayaa in aad su'aashayda kaxanaaqin anna jawaabtaada kuqanco.
NABADEEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiinoow yalaxoow kutuur

Wednesday, November 22, 2000 - 12:48 pm
ghhh hhkl7h ukh76jh kjy6 iu3y6yu6y uuy56u6 y6yy76 iu746 i67uuy465 7k87 bfhm, kb eb8 igb 744vu56bno. gvb7g8b o

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Wednesday, November 22, 2000 - 01:02 pm
TO;jiinoow waxaad tahay nin aay hada laga keenay baadiyo waxaasoo kale looma baahna ee dadbaa la dhahaa itusiya ilbax shaare waaxid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xidhoos

Friday, February 09, 2001 - 03:56 am
wwaan kaa helaa wale waa iiga wacadee ila wadee wixii aan kaa rabee cadeey marka ugu horaysa waan ku salaamay salaan kadib, cadeey kadib markii aan aqriyay fariintii aad meesha ku soo qortay waxaad igula muuqataa qof daacada ah ilaah ayaa og wixii aad hoos ku wadatid laakiin waxaan jeclaanlahaa hadii ay run kaatahay arintaas inaad igala soo xariiri karto emailkayga oo ah xidhoos@hotmail.com waxaan kaa sugaa waa jawaab xiiso leh by by by hapy flantayn day

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.