This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, October 31, 2000 - 09:28 am WAXAAN JIRAA 26SANO HADA AYAAN SCHOOL DHAMMEEYAY WAXAANA AHAY NIN XISHOOD BADAN OO AAN TAGIN MEELAHA DHALIN YARADU ISKUGU TIMAADO,MARKA HALKAN AYAAN IS IDHI WAA INTAAS AAD KA HESHAA QOFKA AAD DOONAYSO . FADLAN HADDII AAD DAACAD TAHAY,IGALA SOO XIRIIR EMAIL-KA HOOS KU QORAN. CALIWARSAME@HOTMAIL.COM
| |
Friday, November 03, 2000 - 09:14 am can you tell us something about you, like what you look like and what you do for livin now.May be you will find the right lady in here may be you will not you never know, but good luck. Anisa
| |
Monday, November 06, 2000 - 09:04 am comments to anisa aan bal intaad dalbatay kuu sheego dherar keygu waa 6.1 midabka brown(maariin) 165pound i'm bank officer(bank of america) haddii aad su'aalo kale qabto i'll glad to answer.
| |
Tuesday, November 07, 2000 - 09:35 am Aboowe thanks for answering those questions, but one more thing. What kind of degree do you have? Waxaa dhahday school ayaan dhameeyay, maahan? Diinta xageedana sidee ku tahay? Maalin Wanaagsan. Anisa
| |
Wednesday, November 08, 2000 - 08:43 am anisa two year college diinta 2years ayaan aaday machad islamic ah oo diploma kaga qaatay dhammaadkii 1993,waana aan ku camal falaa dadkana waan u sheegaa gaar ahaan dadka aan muslin-ka ahayn bil ka horna waxaa gacantayda ku islamay wiil mexican ah qaar kalana waan rajaynayaa inay islaami doonaan haddii rabi yidhaahdo. wixii kale aad rabto inaad i waydiiso fadlan hala xishoon.
| |
Wednesday, November 08, 2000 - 09:38 am Cali Salaan markale waxaana ku leeyahay maasha alllah. Walaahi aboowe, Ilaahay hakaa ajar siiyo. Wax kale oo aan ku waydiin lahaa magaranaayo intaasba hadii aad qabatay. Halkaaga kasii wad dadaalka ilaahayna hakuu fududeeyo danahaaga. Laakiin hal wax baan rabi lahaa inaan ogaado,(out of curiosity). maxaa baratay? What kind of diploma you know? Maalin Wanaagsan. Anisa.
| |
Thursday, November 09, 2000 - 08:13 am anisa waxaan bartay(networking).
| |
Thursday, November 09, 2000 - 02:47 pm anisa wiilka sidaa kadaa dadka lama wareeriyo hadaad wax uqabanayn!
| |
Saturday, January 13, 2001 - 07:15 am to anisa caddeey aayaha nasibkiyo calaf waa ma weecdaan naf kuu ooman weeyoo kuu baahan adigee ma badbaadinaysaa nasiibkaa nasiibkay ma isku aaminaa oo ma isku qaadanaynaa, alle aamin noqo oo hayga weecan anisaay,hayga tagin dariiqoo haygu daynin doobnimo ii dadaal ana waan sugayaa
|