site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JIRNAXA MAKUGUYAAL INAMAAYDAMQANEYSAAYE?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): JIRNAXA MAKUGUYAAL INAMAAYDAMQANEYSAAYE?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Max.med

Tuesday, October 31, 2000 - 01:52 pm
Maxamed xaaji muumin.

A/c.

Waa wiil walaalkaa oo garab kaagabaahan!
Waxaan raadinaayaa Gabar Soomaaliyeed oogaraad leh ama wax garad ah oo taqaan qiima guurka uu leeyahay iyo faa iidadiisa, muslinimada soomaaliyeed,Rabi kacabsina kujiro.
Saal &soonba aan kafakan hadii aad tahay ilasoo xiriir, laakin hadii salaad & soon aktaada raqiis kayahay waa gasaxantahay.

cigaalshidaad@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.