site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gacmo-furan Wiika Sanadka oo raadinayo Gabadha Sanadka :)

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Gacmo-furan Wiika Sanadka oo raadinayo Gabadha Sanadka :)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Public

Wednesday, November 01, 2000 - 05:09 am
Waa wiilkii sanadka oo idin leh ka kaca korsigiina oo halysbarto wax alaale iyo waxa naagi ay nin karaadisaan hayaa ee ila hadla waqtigiina aad igu isiisaan kama shalaayneeysiin.Su'aalaha waa furan yihiin isla markaan isi sharax hee anaa warka madaxdiis ku siin doonee ha' xishoon maskaxdaada ka hadal fikradahaaga waala soo dhaweeyn macaanto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asho

Wednesday, November 01, 2000 - 06:20 am
to public
walaalkiis waxaatahay wiil cajiib ah oo aad isugu kalsoon sidaad u hadleeyso waan ka lahelay walahi waxaan ahay gabr soomali ah jirta 23 magaceeyga waxaa ladhahaa Asho waan dhuubanahy light skiin ayaan ahay waxaan ku noolahay VA USA please ii sheeg sida aan kula soo xiriirikaro walaalkiis warkaagaan sugayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

puplic

Thursday, November 02, 2000 - 08:03 pm
to asha
from public



waad mahadsantahay caasha sida kalsoonida iyo
kartoda leh ee aad ufahantahay hadalkayga
waxaan kunoolahay seattle w
my email is
abdulkadiroos@hotmail .com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

public

Friday, November 03, 2000 - 03:54 am
To Abdulkariroos
Walaal kiis Guska gacanta ayaa ku haysataa oo dad waxay qorteen ayaad iska dhigeeysaa oo aad magacyadooda isticmaalaysaa waxyahoow qurunka magaceeyga faraha iiga qaad oo hadii aadan aqoon sida loohadlo too bad by the way maxaad emailkaaga meesha ugula soo ordaysaa dad waxay qorteen isaga dhigeeysaa war wax ikufal oo maskaxdaada isticmaal there is only one public that is me so shut •••• up and don't ever use my name.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asho

Tuesday, November 14, 2000 - 02:20 am
Walaalkiis waan ku salaamay pablic sxboo hadey run kaa tahay ii sheeg meel aan kaalo soo xiriiro isqorkaan iga daa please waa markii labaad thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustaf

Wednesday, November 15, 2000 - 01:59 pm
TO :asho

honey seatlle wash. is too far what a bout a bro in va wanna chill out with me? i can give u love whatever u want, i mean satisfuction guaruntee,
anyways let me know if ur interested in me aight.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

public

Wednesday, November 15, 2000 - 02:29 pm
Asho it's me baby public if ever viset here I'll give U my email or # :)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.