Tuesday, November 07, 2000 - 09:04 am waxaan ahey wiil ay shaqadiisu tahay steward airlines ee haddii aad tahay hostes (gabadh)ama steward (wiil)ka shaqeeya ama ka shaqeysa diyaarad waxaan jecelahay ineynu halkan ku wada xidhiidhno inagoo is dhaafsaneyna wixii waayo aragnimo iyo aqoon ah ee la xidhiidha shaqadan,isla markaana isku baraneyna ,kuna kala faa,iideysaneyna .