site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dumarka soomaaliyeed sidee loo dhaqaa

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Dumarka soomaaliyeed sidee loo dhaqaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeel

Tuesday, November 07, 2000 - 02:58 pm
Asalaamu caleekum.
Walaalayaal magacaygu waa shabeel waxaan ahay nin guursaday oo 4 caruura leh,markasta naagta aan qabo way qaylinaysaa,dhaleeco,muran,iyo lacagtaydiina way khasaarineysaa,marka waxaan rabi lahaa fikradiina oo ah sidii reerka aan u badbaadin lahaa marka,mida kale ma naagaha soomaalida ayaa saas ah mise waa aniga oo keliya,
waxaan arkay rag soomaali ah oo sidaydoo kale ah, ama iga daran, maxaan sameeyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anisa

Friday, November 17, 2000 - 04:28 pm
Shabeel dumarka soomaalida sida loo dhaqo waa laguu yaqaan.
SIDA DHARKA OO KALE NOOH!!!!!!

Aboowe hadaa run sheegiso, walaahi dhib baa ku haysta laakiin waxkasta waxaad ugu dulqaadataa ilmahaaga.
Mida kale mataqaan xaaskaaga waxay jeceshahay, waxa ka farxiya, waxay necebtahay?
Lacag marnaba ha uga daba hadlin, hadii aad qado ka hesho, ilmaahagana helaan, guri aad degan tihiin,waxaad dhahdo lacagtayda waa qalad, maxaa yeelay lacagtaada waa iyadana lacagteedi.
Hadaba haku degdegin sidaad u burburin laheyd aqalkaaga e iska dulqaado.
Dumarka soomaaliyeed oo dhan saa maahan. Hadii ay aqoon lahaan laheyd inaba lacagta guriga ay badh soo saari lahayd way ogaan laheed dhibka aad ku jirto.
Hadii aad ilmo caloosha ku qaadi lahayd ilmahana aad hayn laheyd adiguna waad ogaan lahayd waxay tabanayso.
Marka aniga waxaan ku oran lahaa baro xaaskaaga dhinaca laga maro. in other words "sasabo"
There is a saying that goes
"in every woman there is a queen in her, speak to the queen and she will answer you."
Ilaahay hakula garab galo
Wabilaahi towfiiq.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.