This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Thursday, November 09, 2000 - 03:39 am WAXAAN AHEY WIIL DOONAYA ISBARASHO FURAN IYO DOONO QAALI OO MID WALBA MAAHEE MID MID KATAGTEY HADAAD TAHEY HALKAAN AAN KAA HELO WAA LAGU SOO DHOWEYNAYAA NOLOSHAADA INTA KADHIMAN MARKA HORE JAWAAB MARKA XIGA ADRESKAAD HELEYSAA
| |
Saturday, November 11, 2000 - 08:19 am Farxaanow, marka wa ku salaamey. Salan kadib, isbarashadu waa wax fiican. Haddii aad diyaar u tahay waxan ku dhihi lahaa welcome. Gabar
| |
Tuesday, November 14, 2000 - 02:54 am abaayo magacaaga hadii aad ii soo qori laheyd way wanaagsanaan laheyd anyway waad salaaman tahay marka xiga waad ku mahadsantahay jawaabtaada hadii aad diyaar u tahay xiriir waan ku soo dhaweynayaa wixii intaa dhéer waa noo sir cidna yaysan naga ogaan igala soo xiriir osman_mahmud@hotmail.com ha kuu macaato
| |
Tuesday, November 14, 2000 - 02:58 am abaayo waa anigii markale emailkayga waxaa u dhaxeeya osman iyo mahmud jiitin yar ama maynis marka waa noo sidaa markale _waa sidan oo kale
|