site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WALAAHI WAAYAABAY!!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): WALAAHI WAAYAABAY!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji Macow Maleele

Thursday, November 09, 2000 - 03:33 pm
Asi nin markasto markii naaglee raadihaayo iyad naagta inay wax raadsato maloobaneeynin miyaa?
Internetka qaybaha soomaalida intabada fiiri, kii nin ahaaylee naag raadihaayo,midkoodhaaayo waxabarasho heersaro ayaan kujiraa,koodhahaayo lacaga aan leeyahay,midkookale qurux & joog aanleeyahay maahinee wax kale mahaayaan waxaa umaleysaa in layiri naagihii waa siidhamaahooyaan ee halaga gaaro,badonkoodna waa lagucayaaraa waxne mahelaan.
Tii naag aheed ayaa kuusooharti waxaa umaleysaa in layiri martiyaatahay iskafariiso waxaa cunto waa laguukeenaa.
Ayaka ineey calofkooka lugahooda kuraadsadaan maloodiidinay an waaba yaabaybee?
Midii meeshaan soogishoba wax usoogalee midkoo masiikin ah oo naagraadis meeluu wax kuqortay tegaysa waxay leedahay su'aal makuwaydiikaraa maxaabarata,joogaa intaas la'egyahay,maqurxoontahay,naag hadii hesho sii uladhaqmilaheed halkaase kabaxee masaakiinkine waxaas umaleeya qaalintaas dhigti inuu malaay isoogali asuu kasoojawaaba su'aashii loodhiiwaba.
Markii daaliso ay waxay leedahay walaakiis waa mahadsantahay sidii iigusoojawaabti waxay uraacihee goog luck,dowla waayihiin ayaga.
Waqti aan sheekadaan kudhameeyo mahaasti tarayn aa igatagoohaayo marka ragoow wax iskula hara hanoqonina soofayaal,internetkana naag lagama guursado,mustaqbalna lagumadhiso hadii rabtid calaf ama mustaqbal waxaa kaheli kartaa meeshiidagentahay,ehelkaa ama qaraabadaada.
meehaan waxaa looyimaadaa dharagdhacsi iyo madadaalo mafateen dumarkaan badarka iskasoobadiyeen yeey idunku dharagdhacsanin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MISS RIGHT

Thursday, November 09, 2000 - 06:04 pm
YOU FUNNY MAN,BUT I UNDERSANT YOUR THOUGHTS LIKE NO ONE HONEST,YOU ARE NOT ALONE WITH THAT BUT WHY YOU SAID WOMEN'S ARE NOT TRUETHFULL,DID YOU THINK YOU TALKED FARE PLEASE MAKE SURE EVERYTHING Is fare,enough to ppl. also most of somalia families mess becouse of your dishonest,i mean the your number is beyond then us so street up guys we can debate that but most of wise ppl agree each other men are misrable all the time due to many loves you bleive and tell lair first trueth comes later and so on so.

take care dear.

iam the only one called miss right.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji Macow Maleele

Saturday, November 11, 2000 - 08:42 am
missright

horta magaca sii ulabaxdidi wayfududahay laakin sii uhirgalaayo masahlano mideedakale aniga ingiriiska ma iskufiicnin, wixii kaqabti hadaladii aan korkusooqori iyo wixii igusookordhilahaydba afsoomaali kusooqor abaayadey , wixii ciyoow usoojawaabiwaayay waa mashquulsanaay hoowlahaa igabatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanuuniye

Friday, November 17, 2000 - 01:00 am
qofyahay waanu kufahanayee dumarbaad tahaye raga meel hawgadhicin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Thursday, November 23, 2000 - 12:17 am
I don't undestand much of what Xaaji Naag has written
is there anyone who can translate for me what he or she has said into Somali or english language.
that person doesn't belong here , since we ,Somali, don't undrestand waxa uu qubayo.

Yaabane.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.