This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts YAA KA HELA XIRIIR TOOS AH OO AAN FRIENDSHIP SOO MARIN GABDHAHA SOOMAALIYEED HADII AY NOQON LAHAY SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): YAA KA HELA XIRIIR TOOS AH OO AAN FRIENDSHIP SOO MARIN GABDHAHA SOOMAALIYEED HADII AY NOQON LAHAY WRIF WAASUGE Thursday, November 09, 2000 - 08:55 pm GABDHAHA SOOMAALIYEED AARAADIINA IYO CIDKIINA BA KA DHIIBTA ARINTAN SABABTOO AH WAXAAN ARKAA SHURRUD AH (FRIENDSHIP FIRST) Ogbad Sunday, November 12, 2000 - 05:14 am wrif waasuge Isbarashadu way furantahay diinta iyo dhaqanka midna maydiidin , haddaan la xumayn oon la xad gudbin , loogana jeedo xidhiidh sharaf leh , hadii lagu guulaysto xidhiidhkaana fiican , hadii kalena lagu daysto walaaltinmo ee maaha daruuri in sida gaaladu isku barato laysku barto Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.