site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sidee u hagaajinaa Xidhiidhka raga iyo dumarka Soomaaliyeed

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Sidee u hagaajinaa Xidhiidhka raga iyo dumarka Soomaaliyeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasin

Friday, November 10, 2000 - 05:46 am
Waxan ahay nin Soomaaliyeed oo wax bartay waxana aanan iska indha saabi karin dhaawaca ku dhacay xidhiidhkii iyo is fahamkii raga iyo dumarka Soomaaliyeed.Majority Somali families ka ku nool US waxa ay leeyihiin hal waalid waana dhibaato aad iyo aad u weyn waxana laga yaabaa inaan hada la dareemin laakiin 10-15 years from now ay bulshadeena u keena disaster weyn.
Waxa aan jeclaanlahaa inaad discussion kan si maskaxfuran iigala qayb qaadataan.
Maxaa had iyo jeer keena is qabashada?
Soomaalidu ma yihiin dad marka ay is qabtaan odhan kara "OK we have a problem laakiin sidee u xalinaa iyaga oo aan markiiba go'aan kala gaadhin"?
Sidee families ka loogu provide garayaa social tools kii ay ku xalin lahaayeen dhibaatooyinka family ga?
Maxaa lagu daweyn karaa amba lagu hagaajin karaa xidhiidhka iyo is fahamka raga iyo dumarka?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 10, 2000 - 04:02 pm
YASSIN

PEOPLE COULD USE A SHRINK IN ORDER TO LEARN HOW TO COMMUNICATE AND REBUILD THEIR RELATIONSHIPS IF THEY CANNOT DO IT ON THEIR OWN. A LOT OF PEOPLE DON'T REALIZE THAT IT TAKES A LOT OF WORK TO HAVE A GOOD MARRIAGE. IT ALSO REQUIRES ALOT PATIENCE AND STRENGHT.


TAKE CARE,
ATL-GIRL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miski

Friday, November 10, 2000 - 04:43 pm
HI YASIN,

waxaan dhihi karnaa waa topick wanaagsan hadii aydadku u haleen waqti aykaga hadlaan rutii,waxaan orankaraa waxaa sababey arimahaas dhibaatooying badan oon la soo koobi karin kuligood halkan balse anigu waxan dhiibanayaa fikardaha aan isiri waykeenen kuwan ka taagen usa.

Waxaad moodaa dadka marka ugu horeysa halkan isku guurasanya ama ayguurkoodu ka dhacay northemrica usa,ama cannada iney u baddan yihiin dadka aygu ugu badan furintaanka soomlida ood moodo iney dhaaman qoysaskii markii hore isu qabey haku kale maqnadaan siyabo badan reerkii oon nasiib u halin inuu wado yimaado iyo arimaha noocas ah.

balse tan dhibato badan ku haysa dhalinyaro soomliyeed oo badan waxa badinaya furitaanka anigu waxaan qabaa qaldka ugu weyn ee dhalinyarda isguursataa aysamyso waxaa u badan iyagoo aan is aqoon ama aqoon fiican isu lahayn ayay ku dag dagaan guurka ta kale, ta kale ma qorsheeyan dhaqaalaha ugu haboon ee qosku ku dhismi karo ee lagama maarmanaka ah balse waxay ku xisaabtaman wixii markaa gactaa ugu jira waxaana dhaqala xumidiisi sababtay inay dad badani isku nacaan noloshan northmarica een adag laga yaabo gabdhi markii ay cuslato in uu wiilkii keligii ku noqdo reerkii you supporkii labada xigto halkaasna ay ka timado karhid iyo isku kalsooni la aan ka bilabata iney labdii qof iskua rakaan iney isku qancansan qorshaha dhaqaale,oo markaasna aygabdhu tirahdo shaley aniga waalidkay baan taageryey manta isgaa sidaa ii galey oo ifariisiayey reerkiina wax uma diraayo,intaan arkay ku waasa ka mid ah. waxanse dhihi karaa xitaa hadii ay dhacdo oo qorsha xumhaas ay isku raacen markii hore labdooduba iney ka badbaadadayaan hadii dadkaasi ay yihiin dad diintooda ku dhaqma oon aan awood isu sheeg iyo is karhidna ay jirin ee isku kalsoonadan.

waxaan dhihi karaa dadka keliya ee ka badbaaday noloshaas qaabka daran ee gaalada laysu sheego iney u garnqdo waa dhalinyarda wadaada ah ee waa u dhamaatey asxaabul dimuquraadi.

taas ayaan dhihi laha anigu hadii ay dadku ka fiirasdaan qofwaliba qofka uu rabo waqti fiicana waxbaa ku hagaagi lahaa laakiin qorshaa deg deg waa lga fiican yahay.

sorry aad ban uga xumahy inaan qorey waxbadan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogbaad

Saturday, November 11, 2000 - 11:35 am
yasin
maanta dhibaatada qoysku waxay haysataa somali oo dhan meel kasta ooy joogaan , lakiinse waxaa loogu dareema qurbaha waa dadkale ee la dhex galay , burburka somaliya laftiisu hadaaad u fiirsato waa burbur qoys intaanu noqon burbur dawladeed( hadaynu isku afgarano dawdaladu waa qoys wayn oo labankiisa hore ka bilaabmo qoska yar oo ah famliga , hadduu qoyska yari hagaagana ubad fiican , rag iyo haween ka gayb gala doorna ka qaata diintooda , dalkooda inay iman doonaan)
aniga siday ila tahay arrintu waxay ku bilaabantaa doorasha hore ee guurka nimanka :
1. Guurka wuxuu ka bilaabmaa doorasha ninka , lakiinse nasiib xumo ninka somaliyeed marka uu guursanayo(badidiiba) wuxuu ku dadaalaa siduu u heli lahaa gabadh qurux badan , oo waliba isagoo kaliya aan raalin galine waa inuu dadkana ka dareema sidoo kale
2. Gabadhu lafteedu nafteeda runta uma sheegto
ismana waydiiso maxay labiinan qof isku soo kurdhin kartaan , ma is baahin baaxin kartaan,( ha ahooto ba buuxin kartaa indhihiisa , ha ahaato garasho , wada xidhiidh fikrad ahaaneed, aqoon ahaaned....)
3. Marka lays guursado dadkeenu waxbay kala doonaan ee wax ma wada doonaan , taasoon uga jeedo :
a. ninku qorox buu ku talo galay , quruxduna waa dayax oo kale , dayaxuna wuxuu qiimo ku leeyahay intuu kaa dheeryahay ee haddii gacanta lagu dhigo laga yaaba sidaad moodaysay inaanu noqon
b. Gabadhuna guurso uun bay ka ahayd ee laga yaaba inay doontu ula kacdo meel aaanay doonayn.
laakiin waxaa taasoo dhan ka muhiimsan haday taasi dhacdo sidii looga dabbaaalan lahaa
waxaa looga dabbaalan karaa inaguu u fakkarayna possitively which means :
- Qofka intiisa fiican eeg , xumaantiisu waxay la yaraan waqtigee
- Intaanad qofkale u fiirsan adigu is eeg waxaad kaga qayb jirto wanaagga qoyska
- Qofku hadduu qof maskax furan oo diyaar u ah in la yeelo wixii laga maarmi maaayo
qaybata kale waxaan idiin soo gudbin doonaa maalinkale ee iga raali noqdo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.