site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa inan aan nolosha isla qaybsano

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan doonayaa inan aan nolosha isla qaybsano
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Sunday, November 12, 2000 - 11:35 pm
walaalayaa marka hore waxaad iga gudoontaan salaan
bacda salaan anigu waxaan ahay gabadh soo9maaliyeed oo kunoo wadanka qurbaha waxaan doonayaa inan soomaliyeed oo aan nolosha islaqaybsano walaalay ila soo xidhiidha...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise

Monday, November 13, 2000 - 04:03 am
salaamu calaykum .
walaal hadaan kugu gardaroodo
waxaad ilowday meeshii lagaagala soo xiriiri lahaa.salaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdixiis

Monday, November 13, 2000 - 04:35 am
walaal ana waa ikan oo gurdoon baan ahay ee aan wada xidhiidhno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali yare

Monday, November 13, 2000 - 07:49 am
Ayaan
inanyahay ma is baranaa oo jacayl ma abuurnaa hadii ay suashu tahay haa ii reeb massege hoos ku qor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Tuesday, November 14, 2000 - 01:20 am
Cabdixiis marka hore salaan kadib waad mahadsantahya walaa anigu sidaan horey kuugu sheegay waxaan ahay guurdoon eematahay diyaar
hadii aad doonaysid xidhiidhkayga ila soo xidhiidh hotmailkaygu waa asli92 waad mahad santahay........cabdi jaaw...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Tuesday, November 14, 2000 - 02:33 am
Asalaamu calekum abaayo waxaan rabaa inaan wada xiriirno laakiinse profile sameyso si,aanan waqti kaaga dhumin ama aadan iiga dhumin mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xassanyare

Tuesday, November 14, 2000 - 05:56 am
waxaan ahy inan yar ooku nooldalka qurbo waxaan doonayaa inan sideeda ookale yar waxaan inan aad ufur furan waxaan ahay soomaalidi hore waxaan ulajeedaa beesaani jaceel run ah baan wadaa rajana waan kula qabaa sidaad iirabtaa anigakuu raadiyaa aduun yadu waariyee aan kuwaraaxeey saneemuusika riimaayo iyo heesah raab ah kutumo dhankaa doontaba uraac eegabar yaheey naftaadakuraal gali caashaqa waarun
waxaaleeydhahaa xasan yare ama xasan baashi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulkadir

Tuesday, November 14, 2000 - 03:13 pm
to Ayaan

waad salaamantahay waana ku mahadsantahay sida kartida leh eeaad dhalinta soomaaliyeed mustaqbalkaaga ugu soo bandhigtay,

hadaba aniga oo kamida dhalintaa ayaan doonayaa inaan kula yeesho xiriir ciwaankaguna waa kala dhimanyahay ee sidee laguula soo xiriirikaraa.


hadaba hadii aad daacadkaatahay arintu iga lasoo xiriir abdulkadiroos@hotmail.com

waad mahadsantahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.