site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan rabaa wiil aan nolosha isla qaybsano

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan rabaa wiil aan nolosha isla qaybsano
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Sunday, November 12, 2000 - 11:40 pm
waxaan ahay gabadh soomaaliyeed oo joogta wadanka qurbaha waxaan rabaa wiil aan nolosha isla qaybsano dadayduna waa 20 fadla hadii aad doonaysaan inaad ila soo xidhiidhaan iiga soo jawaab filashowacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aus-boy

Sunday, November 12, 2000 - 11:47 pm
Ayaan marka hore Abaayo iga gudoon salaan.
marka xiga hadii ay kaa dhabtahay emailkan igala soo xiriir burciideed1hotmail.com.au
assalama allaymkum....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nur

Monday, November 13, 2000 - 01:51 am
ayaaneey waa walaalkaagi soomaliyeed
oo guur doon ah qurbana kuula joogo
ee soo sheeg emailkaan kaa heli karo
is barasho wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ME

Monday, November 13, 2000 - 03:00 am
Hallo Ayaan!

Aniga waxaan rabaa inaan is barno, oo aan ka dib aragno aynu xiriirkena..........
Marka haddii aad raadineyso xiriir waxaan ku soo dhaweeynaa gacmo furan.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SMOKING PIMP

Monday, November 13, 2000 - 03:30 am
Ayaaney.

Iska waran abaay aniguba waxaan wiil qurbaha kula jooga hadana kacsi eber ka dhigay, marka waxaan jeclaan lahaa in aan is baranoo wasmo eber isaga dhigno, marka waxaad igala soo xiriiri kartaa below e-mail address: Laakiin igala soo xiriir haddii aad kacsatid kaliya.

hareero@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zak

Wednesday, November 15, 2000 - 12:54 pm
ayaan macaan marka hore intee joogtaa noo sheeg coz nin kaa fog dhaxan kaama celin karo.
looool n leave email aight,,,,,bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUCAYSANE

Wednesday, November 15, 2000 - 01:01 pm
ayaan waa kugu daadsan tahay adilee isujajawaabee.
ayaan qofki aan wax kaseenin usheeg, fiiriya saacadaha wax laqorey iyo sida ay wax uqorto waxaan dhan waa isla ayada oo magaca badalaneeso markasto huuuh!!!!!!! no response to yo!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 02:02 pm
Ayaan
ayaaneeey ha kugutaagnato wax ku raba ayaa iska yer markaa sis hkuuuuuuuuuuuuuu taaaaaaaaaaag naaaaaaaaaaaa toooooooooooooooooo\

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 16, 2000 - 07:12 pm
Hey all you badaw gusweyn Somali guys, have you ever thought you been talking to a man in disguise? hold on to your badaw ••• tight & remember that in a cyber world any body can be any body they wanna be !! you dick head fools.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khanciye

Friday, November 17, 2000 - 01:58 am
Ayan, xiriir mawada yeelan karnaa abaayo. Khanciye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aus-boy

Friday, November 17, 2000 - 02:05 am
To: Aus-boy Ayaan kuma dooneyso ee wax makuu shee gaa gawarkale raat so good bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AUSSIE GIRL

Friday, November 17, 2000 - 11:57 pm
aus-boy
are you from australia?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Adde

Saturday, November 18, 2000 - 04:28 am
Waxaan ahay wiil soomaaliyeed wax ku bartay qurbaha kuna nool iminka, waxaan doonayaa in aynu isbarano inta aynu ku heshiinin guur, waayo guurka isbarasho ayaa ka horeysa.
igala soo xiriir e-mail{ikarsom@onebox.com,ikarsom@onebox.com}

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismalure

Tuesday, November 21, 2000 - 02:44 pm
horta waa ku salaamay walaasheey.
aniga markaan arkay qoraalkaaga waxaan is dhahay bal qoftaan la hadal oo hunguri aa i galay , laakiin markaan arkay hadana boqolaalka kuu soo jawaabtay aan candhuufteyda dib u laqay , oo mid kala bax raggaan , aniga jiid jiidasho kama bexee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

The Real Aus-boy

Tuesday, November 21, 2000 - 11:57 pm
To...who ever that used my name eat a fat one....

Aussie girl yes iam
From Melbourne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasiimoo

Wednesday, November 22, 2000 - 12:44 am
khkhkk

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.