site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wakhtigaaga qaaligaa in yar iga sii wallaashayda soomaaliyeedey

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Wakhtigaaga qaaligaa in yar iga sii wallaashayda soomaaliyeedey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Munaan Haybe Mohamed

Monday, November 13, 2000 - 10:10 am
Waxaan kacodsanaya dhamaan gabdhaheena soomaaliyeed ee iga muddan xushmada goonidaa waxaan kacodsanayaa iyagoo raalli iga ah innay igalla soo xidhiidhaan e-mail kan hoos kuxusan, aniga oo ubaahan gabadh soomaaliyeed oo aan kawada sheekeeysano waayaha iyo habka nollsha iyo wixii intaa dheeraankaraya ee aanu is la af-garano, ulajeedadayduna ma,aha inaan qof walba wada sheekaysano ee waa tii aanu is lakeeno, kalsooni aad uwayna waan doonaya gabadhaa wallaashayaa ee aanu xidhiidhka wada yeellan doono, waxaana rajeeynayaa inuu ahaan doono mid dhaxal galaa,
Wixii intaa dheer waxaan umallaynayaa innay ku haboontahay in si gooniyaa, laysu waydaarsado.
my e-mail( qalbi26@hotmail.com )
waad iga raali noqonaysaan dhamaan, kuwa meeshan soo gallay een wakhtigooda qaaligaa wax iga siiyay. goooooooood,,,,byeeeeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 14, 2000 - 12:02 am
Aboowe waad salaaman tahay bacda salaan hadalkaaga aad buu ii cajabiyey laakiin maadan soo qorin meesha aad dagan tahay waxa aad qabato iyo muuqaalkaaga please write it adoo raali ah markaa ka dib ayaan e mailkayga kuu soo qorayaa--

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaan haybe moh,d

Tuesday, November 14, 2000 - 03:47 am
Anigu waxaan ahay wiil somaaliyeed oo ah somaalida qurbaha ku nool, da,dayduna waxay udhaxaysaa from 23 till 26, aragtidayduna waxaan fillayaa innayna muhiim ahayn inaan halkan ka faahfaahiyo, laakiin waxaan kujiraa dhallinyarada imika soomaalida usoo kacday qaybta usidata horyaalka (and iam very sorry i said that,) shaqsiyadeeydu waa mid uu kalla ogaan karayo qofka aanu xidhiidhka wadaagayno oo ma,aha middaan anigu sheegayo ama aan shaqo kuleeyahay, sababtuna nin walboo maanta layidhaah kawaran naftaada wuxuu sheeganayaa inuu isagu yahay (the only one, i think u got that point), xaga tacliinta waxaan ahay nin heer aan xumayn ka-gaadhay , inkastoon jaaniskaan raadinaayay duruufaha soomaalida haysata awgeed uusan isoo marin, laakiin waxaan fillayaa in wakhti fara badan i horyaalo nollol fara badan ii dhimantahay, taasi waa hadii (Alla)
raali kanoqdo.
and sorry if i say more or less,,,,,,
bye-bye,,,,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalbi nuuriyaa

Tuesday, November 14, 2000 - 04:14 am
walaal aniga kawaran hadii aan wala sheegeysano waxaan jiraa 21 sano ama 22

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaan haybe moh,d

Tuesday, November 14, 2000 - 04:42 am
Wallaal waxaan fillayaa innaan ku cadeeyay xaga sare in ruuxii xidhiidh inuu illa yeesho ubaahan igalla soo xidhiidho e-mail kayga aan horay usoo sheegay, marka ruuxii dadaalkiisu yahay siduu ii la soo xidhiidhi lahaa, waxaan usheegayaa inay igu adagtahay inaan fuddudayn intaa kabadan bixiyo, tallabaad waxaan qabaa wixii xidhiidh toosaa ama lamidaa in lagaga heshiin karo meellaha inoo khaaskaa sida e-mail,ka.
sidaa darteed gabdhaheena qaaligaa ee jecel inay contact illa yeeshaan, waxaan leeyahay ( the door is open,)
waad sallaamantihiin,,,,,,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.