site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SAAXIIB KASBO.....SAAXIIB KASBO.....SAAXIIB KASBO

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): SAAXIIB KASBO.....SAAXIIB KASBO.....SAAXIIB KASBO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fardowsa

Monday, November 13, 2000 - 03:27 pm
ASALAAMU CALEYKUM WARAXMATULAAHI WABARKAATU.

Walaal ma jeceshay in aad hawada kabatid dhalinyaro soomaaliyeed oo jecel nabada iyo kheyrka, anigoo ah ruux jecel nabada iyo kheyrka waxaan rajeynayaa in aa barto dhalinyarada soomaaliyeed ee ku nool adduunka dacaladiisa kala duwan male and female haddaba igala soo xariir si walaaltinimo ah saaxiibkasbo@hotmail.com

Ula jeedadeydu waa si walaaltino in aan isku barano magaceygu waa Fardowsa Ali waxaan deganahay USA/MN/MPLS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diini

Tuesday, November 14, 2000 - 12:56 am
waan ku salaamay sis fawsia .
sxb kasbo waa rayi aad u qiimo badan oo ka soo maaxatay gabadhan aqliga badan ee fawsia ,
aniga sidoo kale walaalkii ama walaashii soomali ah ee u baahan xiriir fadlan igala soo xiriira adresska
diini1@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 15, 2000 - 11:10 am
to fardosa cali 15;11;00 arbaca,
markahorewaad salamantahay waxaan ahay wiil som ah oo jecel dhalinyarada som' ah in uu hawada kabarto gaasatan gabdhaha soomaaliyeed magacegana waxaa layiraahdaa da,uud ; ee barasho wanaagsan
waxaan daganahay mn, usa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 18, 2000 - 07:17 pm
To: Fardosa walaal waad salaamantahay aad iyo aad walaal maxaad ka wadaa kasbo ama aad u la jeedaa macaanto fadlan maqeexi kartaaaaa, sidaas iyo nabbad gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr:muuse

Sunday, November 19, 2000 - 04:27 am
to:fardowsa
walaal waan ku salaamayaa.
waxaan aad u soo dhowaynayaa fikrada aad soo jeedisay balse waxaan ku waydiin lahaa maxaa mudan
marka hore in laga wada hadlo,ma xaga dhalinyaranimadda mise dhinacya kale.
soo caday.
waa ku mahadsan tahay fikradaada wanaagsan.
nabaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARDOWSA

Sunday, November 19, 2000 - 02:24 pm
waxa kaliya een idiin soo jeediyey waa saaxiibtanimo ku dhisan walaaltinimo ama isbarasho walaaltinimo ah hadee dadku iskuma bartaan oo kaliya in ay arrimo wadaagaan wax kasta waannu ka wada hadli karnaa marka munkarka iyo arrima danuubta ah laga reebo wax waliba waey ku jiraan arrimaha wanaagsan ee allaah inoo baqneeyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANAD

Saturday, December 02, 2000 - 08:46 am
walaal fardowsa waan kusalaamey waxaana aad
ugu heley mab
duucaaga waayo waxaan ahay wiiljecel
isbarasho furan marka walaaley igala soo
xiriir muqaalka cinwaan kiisu yahay
***IISHEEKEY**
mahadsanid **far dowsa**

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.