site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NIN 50+ JIR OO RAADINAYA NAAGO DA DOODU TAHAY 40+

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): NIN 50+ JIR OO RAADINAYA NAAGO DA DOODU TAHAY 40+
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHEEKH MAXMUUD

Tuesday, November 14, 2000 - 04:42 am
SALLAAN DHAMMAAN.

MARKA HORE IGA RAALI AHAADA HADDII AAN DHALINYARADA AAN MEESHIINA IDINKA BUUXIYEY,

WAXAAN AHAY NIN 55 JIR OO SOOMAALI AH, OO KU NOOL SOOMAALIYA, WAXAAN RABEY IN AAN ISBARANO DUMAR DA DOODU KA WEYN TAHAY 40 JIR, IN KASTOO AAN U MALEYNAYO IN DUMAR DA DOODU INTAAS TAHAY AYNAN MEESHAN ISTICMAALIN, MARKA GABADHII DIYAAR U AH ISBARASHO FURUN, WALLAAL E-MAIL KAAGA HOOS IIGU SOO QOR KA DIBNA ANIGA AYAA KUU SOO JAWAABAYA ILAAHEY HADDII UU RAALI KA NOQDO.

AAD IYO AAD AYAAD U MAHAD SANTIHIIN DHAMMAAN DUMARKA SHARAFTA LEH OO KA SOO JAWAABI DOONA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bintoow

Tuesday, November 14, 2000 - 03:02 pm
sheekh mahamoud waa ku salaamey
waxaan kuu sheegaa inaan jiro 50 sanadood ee
garoonka cayaarta ma ka soo qaygeli karaa ????????????

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.