site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa inaanu is barano gabadh reer hargaysa ah ama ahaan jirtay

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan doonayaa inaanu is barano gabadh reer hargaysa ah ama ahaan jirtay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IBRAAHIM

Tuesday, November 14, 2000 - 06:20 am
walaal salaan waxaan ahay wiil ah reer hargaysa
doonaya inuu la sheekaysto gabadh ah 17 ilaa 18 sano ah
aniga da daydu waa 18 sano dhalinyaro ayaan ahay
markaa hadaynu nahay hablaha soomaliyeed
waxaan idin odhan lahaa qalinka iyo buuga qabsada oo ila soo xidhiidha
ok byeeeeeee
mr_mooge85@sol.dk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

viva soomaaliya

Wednesday, November 15, 2000 - 04:16 pm
ibrahin

hadii aad rabtid gabar reer hargaysa waxay kuhaboontahay meelaha ay reer waqooyigu joogaan waayo halkani waa meel ay kadhaxayso soomaaliwayn oo aan qabiil looxilanaynin mafahantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi mohommud ahmed

Thursday, November 16, 2000 - 12:53 am
walaal waxaan ku oran lahaa inaad ku dheelin
sharafta soomaaliyeed sababtoo ah waxaa fiican inaad ka hadashid mowdoocyo waxtar ah ee ma aha
inaad kaga hadashid waxyaabihii wadankayna qaribay
walaal marka aad doonaysid inaad wax ka hadashid
waxaa haboon inaad ka hadashid waa inaad ka hadashaa waxa umada dan u ah oo idiguna dan kuu ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muxamed

Thursday, November 16, 2000 - 01:37 am
Waxaaba yaab leh ibraahim meeshaad kala qaadeen,qofku haduu sheego magaaladuu dago,ma qabiilaystaa?.anigu wax dhiba uma arko haduu nin walaalkay ahi igu yidhaahdo gabadh reer Kismaayo ah ama reer Marka ah ayaan rabaa, waliba waan la raadin lahaa, marka inankan maxaad qabiiliste ugu sheegaysaan haduu dookhiisa ciyaaray? Mise sharafta soomaaleyeed ayaa meel lagaga dhacayaa!?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sister

Thursday, November 16, 2000 - 09:07 am
To: ibraahim ibaraahim I'm wondering if U are 18 yrs old 'couse ur words sound like a 30 yeas old and up. lol just jokiing walaal but in a same time i'll not be enough help.


To: mohamed I agaree with U mohamed 100% 'couze borother ibrahin don't say any thing that can distroy somali cammunity.


To all Others: bother ibraahim just INTRODUCE him self and he tell us ppl he can deal with so leave the bother alon folks and nothing wrong if he want to his sister townmate

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab12

Thursday, November 16, 2000 - 04:21 pm
sister

marka lagula gorgortamikaro waa mirkii aad reer yeelatid inta kasokeyso hadalkaagu qabad maleh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil reer Burco ah.

Friday, November 17, 2000 - 01:33 am
TO: dhamaan waxaan idiin sheegayaa in nakani
uu radinayo Gabadh reer Hargeysa ah. OO aanu
ubahnayn mid dhakaxun ah.
Waad fahanteen baan u malaynayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geed deeble

Friday, November 17, 2000 - 09:22 am
waar ninka reer burcoow dee waxan umalaynayaa wali
waxa kugu qufulan warkii lookal ka ahaa waxan
ku odhan lahaa hadaad rabto gabadh dhaka wayn ah
dee orodoo dunbuluq tag ama goljano hayaay waar
dee dadka hanagu dirina la inaga naaga fiicane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qowdhan

Friday, November 17, 2000 - 11:55 pm
walal alaha saqiro gabartaad dooneyso anigu
mid ban garanayaa reer hargeysaa ayadaa waa lagu hayaa oo koo yaa ladhaca
peace and good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waris

Monday, December 11, 2000 - 09:54 am
ramadaan wanaagsan

TO Deeble
walaal Burco wax xun muu odhan ee ka deg

To Dadka kale

walaal Ibrahim wax xun muu odhan oo qabiil ku saabsan waayo qofkuu meesha uu ka yimid haduu daydayo dadkeedii ceeb malaha
sida qofkastaa uu uraadiyo qof somali ah markuu meel cusub dego oo uu dadka kaga xigtaysto oo kale weeye ee qalad ha u fahmina

s/ calaykum

walaashiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal ibrahim ali

Friday, December 15, 2000 - 01:02 am
to:deebleh
waan garanayaa noocaagoo kale maxaad afka laqaloo cinaysaa saaxiib noo daadii iskaga hadal,wanla wayn taadii iska sheego.
to all.
magaaluu tilmaamaye qabiil muusheegan ee magaaladaad doontaan sheegta,eeqabiilka kataga.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.