site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabadh soomaaliyad oo dacad ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan doonayaa gabadh soomaaliyad oo dacad ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ajamaal

Tuesday, November 14, 2000 - 01:31 pm
marka hore waad salaamantihiin dhamaan
salaan kabacdi waxaan ahay wiil soomaliyeed
waxaan doonayaa inaan wada xidhiino gabar soomaaliyeed waxaan ahay wiil dantiisa ka adag
waxna bartaa shaqeeynaa oo diintiisana
yaqaan iyo dhaqankiisaba hadii markaa waxaan doonayaa gabar soomaaliyee oonu wada xiriirno
sidaaaaaaa iyo nabad galyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.