site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa yaqaan ama haya laba isku bartay internetka islamarkaana isku guursaday

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Yaa yaqaan ama haya laba isku bartay internetka islamarkaana isku guursaday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Tuesday, November 14, 2000 - 03:34 pm
waxaan arintaa uleeyahay internetka oo aad moodo suuqiisa shukaansiga furan inuu baryahaan aad usoobatay ayaan hadana is waydiiyey dhalinyaradu maku guulaystaan inay isku guursadaan oo halkaa reer soomaaliyeed oo islaama ka dhisaan mase waxa laysu dhiibaa waabeen haday beentahay yaa khaladka iyo aamin xumada leh ma gabdhaha mase wiilasha
raali ahaada suaasha waan dheereeye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.