This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Wednesday, November 15, 2000 - 12:26 am waxaan doonayaa inaan is baranno nin daacad ah doonayana guur....
| |
Wednesday, November 15, 2000 - 09:36 am to.nabilahaji.. ma ka run ba ilasoo xidhiidh .. waa hadii aad run sheegaysid oo atahy qof radinaya mustaqbal waxaan ahay wiil .. doonaya in uu dhiso mustaqbalkiisa balse waxa ka maqan tii dhisi lahayd ma noqon adigu .. ilaah ba garan.. ilasoo xidhiiidh.. daacad70@hotmail.com....
| |
Wednesday, November 15, 2000 - 09:53 am to .nabilahaji.. asalamu calaykum walaal hadad barasho u baahan tahay oo ay run katahay igala soo xidhiidh ... i_jamac@hotmail.com wa hadii ay run katahay waxa ad shekayso ani waa iga dacad walashay kuguna ciyari maayo.... ilaah ba mahad leh
| |
Wednesday, November 15, 2000 - 11:38 am ASALAAMU ALEEKUM SIS ILAAHAY HANUU FUDUDEEYO GULIGEEN,
| |
Wednesday, November 15, 2000 - 12:24 pm Nabila haji walaal waxaan ahay will somali ah oo guur doon ah ee walaal xagee lagaaga soo xiriira oo laga helaa ma aadan sheegin mesha laga helo ama aad joogtid walaal hadii aad tahay gabar run ah oo guurdo aad tahay ana waxaan ahay will somali ah oo guur doon ah ee walaal reeb message mesha lagaa helo.
| |
Wednesday, November 15, 2000 - 11:12 pm this is my e-mail nabillahaji@yahoo.com
| |
Wednesday, November 15, 2000 - 11:15 pm this is my e-mail nabillahaji@yahoo.com
| |
Wednesday, November 15, 2000 - 11:20 pm Nabila this is my e-mail nabillahaji@yahoo.com
| |
Thursday, November 16, 2000 - 01:14 am wrong place i guess
| |
Monday, November 20, 2000 - 04:10 pm Dear Nabila,salam. intaa kadib walaal waxa aan rabaa inaan ku sheego ma xuma guurku sidiisaba,waana wax wanaagsan hadaay labada qofi ku heshiiyaan wax wanaagsan ee waxaan kuu rajaynaayaa khayr and I hope inaad hesho mid aad ku faraxdo oo khayr leh sincerely ....... ps.if u wanna friendship waad ila soo xidhiidhi kartaa
| |
Monday, November 20, 2000 - 11:02 pm To All Males War ma waydan u jeedin gabadha magaceeda, see Ala idiin galay. Magac jira maaha ee dhareerka ceshta. Best regards,
| |
Wednesday, November 22, 2000 - 05:20 am observer dhibka dhaaf gabadha suuqa haka xirin.
| |
Wednesday, November 22, 2000 - 07:54 pm Hi nabilla waxaan filayaa inay ahayn wado lagu raadiyo qofkaad rabto internet please find another way to found your Mr.Love Your sis
| |
Wednesday, November 22, 2000 - 07:59 pm nabilla saaxiibayaal waad mahadsantihiin kuligiin balse waa iga run waxaan is leeyahay waa intaasoo kii laguu qoray aad ka hesho inter. balse soomaalidaa qalad ka fahamtey internet ku waa shey cajiibaa waana la isku bartaa waan ala isku guursa and i belive that sis waad ku mahad santahay tala daada balse iam not give up.
| |
Wednesday, November 22, 2000 - 10:13 pm If you are looking for a young man who will become your future husband, then I am that person whom you are looking for these days. Honey just contact me at kalififca@yahoo.com or visit my website at www.kalifhayder.com/ where you can see my photo and some other cool things. No kidding,no playing,this is a real relationship,so please try to e-mail me soon otherwise it is you who are kidding. Thank you, your future husband
| |
Thursday, November 23, 2000 - 03:39 am nabiila haaji, macaanto marka ugu horaysa iga gudoo salaan, salaan kadib cadeey hadaladaad meesha ku soo qortay waan fahmay laakiin makaa daa cadaa ama waxaagu waa interneed ayaan heestaa hadii ay daacad kaa tahay waxaa rabi lahaa inaan si fiican uwada sheekaysano by kay kaliif from holand see you again
| |
Thursday, November 23, 2000 - 05:09 am Af macaaney. Where do you live? if you dont mind asking, and please remember long distance relashionship usualy don't work. if u wanna keep it private mail me at reermagaal@yahoo.com
| |
Thursday, February 01, 2001 - 01:57 am LOVE ON THE NET.I LEARNED FROM THE HARD WAY GUYS.HA IDIN MACAATO
|