site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAA RAADINAA WIIL SOMALIA AH

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): WAXAA RAADINAA WIIL SOMALIA AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAYLA

Thursday, November 16, 2000 - 06:50 pm
WAXX RABAA WIIL AAN GUURSADO WAXAA AHEY GABAR GUUR DOONN AH OO JIRTA 24 EMILKAGA WAA
LLAYLO@HOTMIL.COM PLEASE SEND ME SOME THIONG I WILL RESPOND THAT A SOON ASS POSSIBLE I LIVE USA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ibrahim

Friday, November 17, 2000 - 02:20 am
To: Leyla marka hore iga gudoon salaan kasoo goday maanka iyo moojadihiisa baarka iyo baalashiisa salaan kadib waxaan ahay wiil 25 jir ah oona degan dalka Netherland ee ma arki karaa sawirkaaga p/se abaayo macaaneey waxaat igala soo xiriiri kartaa Ibra@xoom.com.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C. Shakuur

Friday, November 17, 2000 - 08:24 am
Layla... magacaaga ayaaba ka helay, sis...anigana waxaa la'i yiraahdaa C. Shakuur....ku dhashay Xamar ka soo jeeda laakiin G. Puntland...waxaan College kaga baxay USA...bartay Computers and Technology...u shaqeeya High Tech Company in USA

Haddii aad is oranayso i am the one...sis ila soo xiriir ama halkan iigu soo qor emailkaaga,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

da,ud

Friday, November 17, 2000 - 12:33 pm
to.c/shakuur
waawarey war ma waalantahay saas naag laguma raadiyo gabadhu kuma eysan weydiid gobolka aad ka
soojeedo iyoqabiilka aad tahay

to /leyla 17/nov/00
abaayo waad salaamantahay waxaan kuu sheegayaa in aad iska ilaalisaa dabaalkaan //waxaan ujeedaa c/shakuur//qabiilista qabiistuhu dhalay
waryaa qabiil waalagatagey ee hurdada kakac
xayawaanyahow naagna qabiil lagumaraadiyo
ee raganimadaada waxku raadso.haahahahahahaha
inti aadwaxku raadin lahed
abaayo aniga waxaan ahaywiil rerbari ah
wax bari ka yimid kayimid oo ree magaala
waligiin ma aragteen//// qore /daud/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

llaylo

Monday, November 20, 2000 - 02:02 pm
du,uud aad iyo aad baa uu mahadsan tahay ha la is bartaa aan isla xiriirnoo codkar waaa waxaa laa radinaaye

abdi shakuur aniga lacag kaagama baahni hortaa yaa noolaa hadana waa nolahay qabiilkaaga kuma wareysan xushmana ma iga helaysida aniga majeertaanaa ah waxaa dadku isku jeclaada iskuna xushmiyeee dhaqanka wanaagsan iyo edebtata waanaa ku mahadsantahay waraqqdaada qaliga ah

ibraahim anaa e mailkayga kuu reebay kuna waydiistay sawir adiga intii oo kale ii waydiisatatay aboowe macaan waxaas waxaan uu aqaan qori qori ku taaga iga roonow oo adiga ii soo hore mare waxaa ku waydiistay eleen aniga kaga horeeyey baryada haddii kale aboowe macaan gacaliye aan kale roonaane dhulka ilaahay walal laa,aan ku daaq llaylo@hot.mail

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shawqi

Monday, November 20, 2000 - 03:48 pm
Salam Alaykum,layla.

walaal sidaad samaysay way fiican tahay,hadaad raadinayso qof fiican oo aad is guursateen ee
waxa aan kuu leeyahay Insha allah ilaahay ha ku
siiyo nin wanaagsan.

Asallama alaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 05:20 pm
layla r u university graduate sister?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lulaaye

Monday, November 20, 2000 - 05:45 pm
To: Layla abaaye waan ku salaamayaa, bacda salaan. walaal waxaan ahay wiil somaaliyeed oo radinaaya guur siddada oo kale,haddab walaal hadii aad wali available tahay E-mail kayguna waa lulaaye@hotmail.com waxaana ku noolahay coastwest of U S A. waad mahadsantahay xabiib.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 07:51 pm
aad baan u jeclahay gabar soomaliyeed oo calafdoon ah in Ilaahay u sahlo LEYLAI adna Ilaah hakuu sahlo, Balse saan ujeedo iima muuqato sidii aad ku raadsanlahayd calaf-wanaagsan sabab:Waxaad la kulmaysaa mid xun iyo mid fiican, mana kala garankartid oo qof walba waa iswanaajinaayaa.Waa in lagaa helaa samir badan iyo kafiirsasho.Xabiibii anigu guurdoon baan ahay 28 sano jir-ah balse waad igu yara weyntahay. ee markaan 34 gaaro bey inoo tahay.ALI FROM DUBAI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Observer

Monday, November 20, 2000 - 10:15 pm
To Dhamaan

Ma la idinka waayay hal qof oo arka in gabadhu ay been sheegayso.
Waxaa cadaynaya halka email ee ay labada mar reebtay waa is qilaafsan yihiin.
Waxaa ka daran labaduba ma jiraan oo hotmail.com sidaas looma qoro.
War hana ceebaynina ee inta uusan dheereerku idinka daadan iska fiiriya waxa ay gabadhu qortay.

Best regards,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jantal aamiin

Tuesday, November 21, 2000 - 12:20 am
hi aqyaarta dhamaantiin oo kaaley haduu nin naag isaga kii dhigo xataa waad ku yaaceysaan miyaa war yaa aqyaarii wax hala hubsado rag saanoo kale sameeya ayaa jira ee ogaada oo naago iska dhiga ee take your self and each ather.
mida kale kan qabiilka wax ku raadinaya orodoo bosaso tag ama qardho ama garowe ama g kacyo oo qof qabiilkaaga karaadso.
mafahantey duqa .
naagta leylo isku magacowdey naa raga iimaanka haka soo ridin ama ninkoow.
saad uhadashey hadaad eego seykoolijikali ragaa u hadla waa saan saamihii raga . marka aniga iyo adigu heshiis kuma nihin indhalinta soomaliyeed lawaalo oo guur doonka ah .
oo kunool qurbaha ey gabdho la,aantu kajirto.
ee hadaad adiga naftaada calaf doon tahey dadka dhinac ka raac siyaad bare waa tuu yiri ninka dhabarku muuqdoow dadkaaga dhinac raac
sidaas iyo meesha nagu kala wad iyo nabadgayo
qore jantal aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gggg

Tuesday, November 21, 2000 - 01:53 am
waaigareesay neger

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Tuesday, November 21, 2000 - 04:34 am
TO:LAYLA
walaal Laylaiga hano salaan qiimo sare huwan,
waxaan ahay arday soomaali ah oo barta medical university,waxaana jeclahay inaan xiriir yeelano
gabdhaha soomalida.
sahalc@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamac

Tuesday, November 21, 2000 - 09:08 am
to.. layla..
asalaamu calaykum
bacda salaan walaal wad mahadsan tahay marka hore marka labaad waa wax caadiya qofku in uu raadiyo qof uu guursado balse waxa jira dookh ee maxaad ka heshaa hadii ay dhab kaa tahay waa lagula soo xidhiidhi...
hadii aad sheegayso waxa ah dookhaaga ku soo qor e-mailka...... daacad62hotmail.com
byeeeeee
haday run kaaatahay......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daa,uud

Tuesday, November 21, 2000 - 12:56 pm
to layla salama/cleykum
abaayo runta ayaan usheegay c/ shuur ee aniga cokar ma ,ahi.

to ;c/shakuur s/caleykum
saaxiib iga raali ahaw hadii aad xumaan uqaadatay
aniga waxay iga ahayd kaftan iyo talo iskudaran
c/shakuur fadlan iisoo jawaab//

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mci

Tuesday, November 21, 2000 - 02:36 pm
Layla layla layla what a name! gabar wa lagu sii waa wiil 27 jir ah raba sida adiga guur, dabeecad wanaagsan, runta jecel, xushmo badan, edeb leh,kistoo quruxsan, jooga USA marka saan u jeedo waan isku oomanahay ee aan is barano see kula tahay fikradaas? i'm sure inaad rabtid nin ani camal ah aanba is faaniye lool.si kastaba ha ahaatee waxan kuu soo diraa email aight intii ka horeeysana nabadeeeeeeey.

ogoow anigu hal sharuud ayaan wataa? oo maxeey tahay? gabar ma tahay? lool just kiddin'

take care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Wednesday, November 22, 2000 - 04:51 am
TO;layla
walaal iga gudoon salaan waxaan ahay wiil guurdoon ah,waxaana ahay arday,marayana sannadkii
saddexaad ee jaamacadda,waxaana dhigtaa caafimaad-
ka,waana jeclahay inaan xiriir yeelano,ee waxaad ka qabtaa,waxaana ku siinayaa e-mailkayga marka xiriirku uu caga dhigto.
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Wednesday, November 22, 2000 - 05:48 am
TO: Layla
aad ayaan ugu faraxsanahay sida geesinimada leh ee aad usoo dalbatay waxaad doonaysid runtii arin fiican oo soo jirey ilaa mudo mana ahan raga bes in ay waxay doonayaan u sheegaan gabdhaha bes.
hadii sida aad soo qoratay aad guurdoonaysid anigaaba diyaar ah magaca c/llahi degan europe ahana arday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 23, 2000 - 05:31 am
I DON'T BELIEVE LEYLA BECOUSE SHE HAD LIED ME

I AM TALKINN TOYOUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QABIIL DIID

Thursday, November 23, 2000 - 11:31 am
WAXAAN SALAAMAYAA MACALINKA SHEEG TAY IN UU YAHAY REER PUNTLAND WAXAAN USHEEGAYAA IN UU MOODAY GABDHAHA DAGAN MARAYKANKA IN AY KAYIMAADEEN BOOSAASO SIDAAS DARAADEED SAAXIIB ANAGAA DAGAN DALKA DALKA HOLLAND GAAR AHAAN MAGAALADA TILBURG KANASII AH OTAANGA HADABA DUQA GOBALKAAGII KU LAABO GEELAA GIINA RAACO SIDAAS IYO NADAD GALYO

HANA KU SHUKAAN SAN GABAR QABIILKAAGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SICIID

Thursday, November 23, 2000 - 11:41 am
HOOYODIN WASA NINKU SIDUU DOONO WAX HA U SHUKAAN SODO EE ISKA DAAYA HALKAAS SHUKAAN SIGAA KAGALAYE
ADIGUNA SHAKUUROW SIDAAD DOONTO WAX U SHUKAANSO
SIDAA IYO NABAD GALYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liban

Thursday, November 23, 2000 - 04:00 pm
waad salaman tahay layla
waxaan la yabanahay waxa dadkii kawada xanajiyay ma reer buntland baan ahay baa war idinkaa jiran oo cuqdad idin dishaye wax ma dhibayso qofku haduu sheego gobolkuu u dhashay lakiin waxan arkaa in
wax gun ah aad wada tihiin oo sidi dumarkii hinaasaya
c,shakuur waad ku qaldantay ee noocan oo kale la isma baro
h,wase.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed shabba

Thursday, November 23, 2000 - 08:11 pm
TO Layla
fr.Ahmed shabba
layla ilwaad indhodeeraleey itaal iyo timaba qurux .
Iam MD. medical doctor ,[ohio State hospital
waxaan jiraa 32 yaers nolashayda sida badan waxaan ku qaatay halkaas
waxxan jeclaa gabadh soomaaliyed
so let me know if you choose me

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Almutacalim

Thursday, November 23, 2000 - 09:24 pm
To Liibaan,
waad qaldan tahay baan ku iri,oo nin qabiil guur ku raadinaya waa xoolo daaqday oo kale.War maxaa umaddii Soomaaliyeed ee walaalaha ahaan jirtay ku kala tuuray dunida dacaladooda.?Ka Jawaab su aashan waa adiga walaalkaa tiirka u qabtaye.war intarnatka sida loo isticmaalo maba ay yaqanaane goormeey dooneen reer baadiya yaal hawdka ku noolaa inay qabyaalad intarnatka u isticmaalaan.

yuuse u sheegayaa in uu yahay in uu yahay nin computarka iyo intarnaka jaamacad ku soo bartay.
war anigu waxaan ahay public certified accountant waxa uu C/shkuur sheegayana waxaan aqaanay waagaan baadidyaha Addis Ababa joogi jiray,haddana weligay qabiil iyo cilmi toona naag kuma day dayin,maadaama gabdhaheena Soomaaliyeed badankoodu aqoontoodu hooseyso qabiilna ayba xaaraan ka tahay in ay shegtaan. waase yaabanahay war waa maxay Puntland? war maalin dhoweyd baan maqlay wax la dhaho Somaliland, tanina ma taasoo kalaa. wa hady sidaa tahay qof walbaa waa dowalad.

oo anigu waxaa la i dhahaa Almutacalimland,oo reero Almutacalimuland gabdhhooda uun baan rabaa.
Haddaba walaakaa C/Shakuur anaa u haya gabar reer Puntland ah ee isaga ma ii hayaa gabar reer Almutacalumland ah.
sidaa iyo nabad galyo,balse ogaada qabiil wuu uray ee iska dhaqa urkiisa inta aysan dadku idin urin.by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huunyo

Friday, November 24, 2000 - 01:35 am
layla marka ugu horaysa waa ku salaamay , salaan kadib ,abaayo rayigii aad meesha ku soo qoratay waa mid fiican laakiin ma kula garanaayaa inkastoo oo interneedka xor yahay oo qof walba waxuu raba sheegan karo horaa waxaa loo yiri far kaliya foo ma dhaqdo waxaa ugula jeedaa adig hal shaqsi ayaa tahay oo intaas oo nin ma qancinkartid waxna uma wada sheegi kartid adiga waxaad ubaahantahay waa halnin oo nimankaas kamida abaayo waxaad ogaataa dagaal naag ku bilaabday ma damo dhalinyaradana waxaa usheegi lahaa inaan qofka kale hadalkiisa la raaraacin sababtoo ah qofka markaad halmar fiirisiiyo markaad labamar fiirisid way kala duwanyihii halkamar wax kama sheegi karti laakiin marlabaad hadaad ku celisid waxaad ka sheegee taas ayaa la diidan yahay marka dhalin yara si nabad ah ukala noolaada nolasha aduun ayadaaba iska yar aduunkaan labo sheey laguma heshiiyo waa naag iyo lacag ee saas la socda huunyo from holand

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Saturday, November 25, 2000 - 06:15 am
to:laila
ugu horayn abaayo iga gudoon salaanta islaamka ee cizaha iyo sharafka badan salaan ka dib abaayo kolay waxaan kuu sheegayaa in ilaahai uu calafkaada mid wanaagsan kaaga dhigo ,
teeda kale hadii aan is kaa baro abaayo magayga waa zekeriye waxaana daganaha EGLAND caro ingiriis waxaana ahay 24yrs dhameeyay college COMPUTER PROGRAMING hadana samaynaya ELECTRIC INGINEERING waxaana u shaqeeyaa part time CURRYS ELECTRONIC SERVICE any way hadii aad u baahato ama aad xiisaynaysid inaan noqono dad saaxiiba ah iigu sooo rid warqadaada REALMAN@LONDON.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

h. aarsade

Saturday, November 25, 2000 - 06:34 am
to layla
naaya wad na washay kuli wad kaga qaylisiisay na run sheeg adad wax doon tahay so bood ana ku raadinayeeeee .. mahaysa lacag aad wax ku guursato
ani waxa aan ahay nin xoogweyn oo qanciya dumarka laakiin lacag kaqaata waxa an jooga yurub welina ma guursan.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAYLO

Tuesday, November 28, 2000 - 04:02 pm
oo DHAAMAAN WIILASHAD SHARAFTA LEH WA AY MAHADSAN YAHIIN WARAAQAHIIN KULI WAA WADA AQRIYEY .
ASAA AHAATEE WAA UU WADA BOGAHAY MID IGA QOSOL SIIYA MIDA AAN MACNO KA SIYAADSADO MID MID AAN KA XANAAQ SIDA UU II CAAYEY . WARAAQAA WIILASHA II SOO QOREEN OO KOR UU DHAAFAY 25 WARAAQ ARRINTAAS AWGEED WAY II SUUROW WAYSAY IN AAN MID MID IDINKUGU JAWAABO. WAXAA YAABAA LEH KUWAA E MAILKOODA II DHAAFAYO WAXAA LEE YAHAY WAR E MAILKAAGA HA II DHAAFIN AANAA E MAILKAYGA DHAAFAY WAXAA KU WAYDIISTAY SAWIRKAAGA MEESHA AAD DEGAN TAHAY DADAA WAXAA INCOME KUU SOO GALO WAXAA IGU BALAN AH HADDII AAAD II SOO DIR TO SAWIRKAAAGA IN AAN KUU SOO DIRO JAWAAB DEG. E MAILKAYGU

WAA LLAYLO@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

da,uud

Tuesday, November 28, 2000 - 04:54 pm
leylo soon qaad wanaagsan walaashiis.

waad dadaalesaa.somalidu waxay ku maah -maahdaa
DADAALAA WAA GAARAA //

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED

Wednesday, November 29, 2000 - 04:36 am
LEYLA ABAAYO HADUU E-MAILKAAGA YAHAY LLEYLO@HOTMAIL.COM ANIGANAKEEYGU WAA KACABAAJIYE@HOTMAIL.COM HADII AAD GAROOB TAHANA ANIGA ISOO RAADI HADII AAD GABAR TAHANA MID SAAXIIBKEEYA AYAA JOOGA.
WAAYO HADII AAD GABAR TAHAY HALKA MAR OO AAN KUUGU BURAASHO MUUSAHEEYGA HORAY AYAAD KA DHACEEYSAA MARKA WAXAAN KUGU WAANIN LAHAA INAAD MID ANIGA IGA BAHAL YAR AAD RAADSATID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laylo

Wednesday, November 29, 2000 - 02:41 pm
da,uuud alaa yaa cisa aboowe macaan hadaalkaas waa hadaal qiimo badan ooo is tahilo in la qore book dahabka hadii aan awood uu heli karo waa ku mahadsan tahay wiil iyo gabadha walaalaha ah ha is bartaan hana la is xushmiyeey cay la ca,aan iyo ceeb la,aan aan ku dhameysan bisho ramadaaan wasalamu caleykum waraxmatulaahi wa barakaatu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daa,uud

Wednesday, November 29, 2000 - 04:59 pm
ku;laylo
soonqaad wanaag san walaashiis
abaayo intaas iyo in kabadanba waa iskuleenahay
abaayadiis adgana alaha ku sharfo waxaad jeceshahayna ilaahey hakuu sahlo.
abaayo waxaan kuu rajeynayaa bash-bash iyo barwaaqo. soon wanaagsan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 03, 2000 - 03:46 pm
Ini Ahmed Shabba

Soow taad Qoryooleey Dumnada ku Ciyaari jirtey..Gormaad Doc noqotay?

Former part-time resident of Qoryeleey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ma-tacbade burweeyne

Tuesday, December 05, 2000 - 06:31 pm
Waan idin salaamay waayo gaalo iyo muslinba way ka dhexeeysaa, ha yeeshee waxaa ii cadaatay haddii aniga oo ma-tabcade burweeyne ahi page idiin furo oo aan dhaho waxaan ahay gabar la yiraahdo malyuun oo nin dooneeysa,in inan rag meeluu joroba is keenayo,mid yiraahda majeerteen baan ahay, mid yiraahda lacag baan haystaa, mid yiraahda aqoon baan leeyahay,hadaba anigoo an caytamin waxaan idin oran intaaydaan falin ka fiirsada, horta leeylo waa tuma?
Nabad Gelyo iyo Ramadaan wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 05, 2000 - 10:36 pm
Abaayo salaan,,marka xigtana waxaan rabaa inaan ku waydiiyo USA waa qaarad dhanee intee ka degan tahay?.
haddii aanad shegi karina dhibaato ma leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

llaylo

Friday, December 08, 2000 - 03:16 pm
ramadaan wanaagsan dhamaan wiilasha indha uu roonayaash waraaqaha qaliga ii soo diray. salaan ka didb waxxaan idin rajeynaa ramaadaan inuu idinkugu dhaaamaaddddo si sharaf leh oio alee kaa raali yahay midaas waxaa ku daraa yaa kla is hilmaamim oo ha la is raadiyo dad walaa oo barasho iyo xushmo dhex martaa nahaaye. midaa kale somali waxay tiri nin wax yare kuu quuri waayey maa wax wey kuu quuro mid kiin waa uu ii quuri waayey in uu waraaqahiina qaliga ah ugu soo daro sawirkiis sawirada uu qorxoon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Matabcade burweeyne

Friday, December 08, 2000 - 03:59 pm
TO:-Leeyla
Waxaan u malaynayaa hadalkaygu dhinac buu kaa dhaafay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somtelligent

Saturday, December 09, 2000 - 03:38 am
To laylo!!
First learn how to write English then look for a Man on the net. You should be ashamed since you live in the states.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DA,UUD

Saturday, December 09, 2000 - 08:57 am
LEYLO SOON WANAAG SAN WALAASHIIS
BARYAHAY WAA LAGU WAAYAY EE MAXAA KUGU DHACAY ????
WAXAAN ISRI WAAXAROOTAY .
WAXAAN LAYAABAY MAAH MAADAADA WAA IGU CUSUBTAHAY .
EE DADAALKA MEE SHAAS KAWAD WALAASHIIS
SOOWANAAGSAN LEYLA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qowdhen

Saturday, December 09, 2000 - 09:07 pm
cajiiib
war ragu ma jeel bay ku jiraan. halkan gabadh ee ay u dhamaatay ee kaamba la odhan waayey meesha ay joogto maxaad iskugu daalinaysaan.haday qof quman tahay halkanba la islama soo gaadheen!!ala hayaaay. Naa is la xishoo oo dunida ka fadhiiso wixii ilaahay kuu calfay waad heliye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liban

Tuesday, December 12, 2000 - 10:49 am
war waxaan la yaabay ragan iskugu tagay hal gabar oo kaliya war ma waxay waayeen gabdhihii soomaali- yeed quruxda badnaa ma ahan in aan leeyahay gabadhan ayaa fool xun,laakiin waxaa la yaab leh ragan aniga iga yaabiyay , koleyba ma u maleynayo inay gabadhu guur ka rabaane ee nin kaste wuxuu leeyahay mar ka tuuro oo gabadhu ma doqonbaa ma ehee ragaa doqono ah....waa layaab war ragi baad ceebeyseen ee ka carara meesha . h

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liban

Tuesday, December 12, 2000 - 10:52 am

kuntuwaaroow

Wednesday, December 13, 2000 - 09:52 am
waa fak-fakad ee aha i celin aan shabaaakada ka bixiyee dhamantoda, haye ani lee waaye gabartii barasho rabta dhinaceeyga ha soo deydo gacalka agtaadalee lee waye lodon cadey hal hal lee iigu soo baxa haweenka waa ka cabsadaa aniga markii ay soo bataan hal hal lee yaah ha baqin shukul waa danbeya ee ogow .......
Ha i shukulin maya waa ku shukulaa waana ku gaduudiyaa......
Nabadgelyo
kuusoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yj

Friday, December 15, 2000 - 01:34 pm
Somalidu maxay dagaalka iyo cayda ay ku jecel yihiin sideedaba. Aniga oo somali ah hadana waan ka yabanahay dadkayga dhinac walba oo nolosha ah siday u dhaqmaan. Maxaa ku jaban hadey gabadhi guur rabto oo ay wiil radinayso ay guursato. Hadii aadan dooneyn ka gudub hadii kalana la hadal it is that simple. lakiin qof kale oo wax ka galeen ma jirto. Dhalinyarada somaliyed waxaan oran lahaa iskadaaya xumaanta oo aad shaqo ka dhigateen!!
Best of luck all somalian girls.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamssa

Wednesday, February 07, 2001 - 09:41 pm
layla anigaa ayaa diyaar ah
soo dhawoow
waxaan joogaa usa wl

hamsa45@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.