site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan Raadinayaa Gabadhii Mustaqbalka....

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan Raadinayaa Gabadhii Mustaqbalka....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faatix-Yare

Saturday, November 18, 2000 - 04:44 am
Waxaan ahay 25jir, wax ku bartay kuna nool qurbaha, waxaan raadinayaa Gabar Soomaaliyeed oo si dhab ah diyaar iigula ah in nolosha ay iila qeybsato, Fadlan haddaad tahay ruuxii ila qeybsan lahaa noloshaa qiimaha badan deg deg iigula soo xiriir emailkayga oo ah : ikarsom@onebox.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idil

Monday, December 11, 2000 - 03:28 am
waxaan ahay gabadh somaliyed oo degan wadanka Denmark waxana jiraa 21sano

waxaana weli radinayaa inaan helo wiilkii ilahay i qoray inan calaf isku yelano waqti uma hayo radintaa maxa yelay wax ayan bartaa sidas daraded ayaan internetka nasibkey ka radsanayaa ilahay hadu ka dhigo. waan la socdaa inay adagtaa inuu qofkaa runtaa kugu shego adigo aqoon ama arag lakin aminantaa aya wax walba ka ficaan sidaas daraded aniga waxay ila tahay walaal hadad radineysid gabadh somaliyeed oo aad la shekeysatid diyar ayaan ku hay.

sidas iyo barasho wanagsan
email gabar@ofir.dk

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.