site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan rabaa ookeliya gabar oo aan meelkale arag soodhaqso haraagin

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan rabaa ookeliya gabar oo aan meelkale arag soodhaqso haraagin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARI

Sunday, November 19, 2000 - 01:43 pm
Soo fadhiista oo kabaha iskabixya cabitaana waa la iddinkugu maqanyahay teedakale matihiin gabdho asturan Diintii iyo dhaqankeenii qaaliga ahaa huwan ee waxa aan meeshaan ugu imaanay dhagba jalaq aan usiin.
Mathay raaliyo muran iyo qaylo,wareeg iwn aan aqoon oo hadii farta afka laguugaliyo aanba qaniinayn ee gabalku markuudhaco gurigeeda kujirta.
Hadii aad quruxleedahay iyo hadii aadan laheey,shaqayso iyo hadaan shaqayn,dhirir & dhirirla'aan intaba muhiim ma ahan ee waxaa muhiim ah DABEECADA iyo REERKA AAD KASOOJEEDID oo qura hadii intaa aan soosheegay aad tahay soo orad dhulka dhicimaysidee intaad aduunyada kunooshay arkimaysid rafaad ama guurlagu dhibtood midna oo silac iyo saxariir leh(cimrigay intaan jiro ku canaananmayee ku caloolfiyowoow).Guur waxaad helee aduun iyo aaqiroba kaalajoogsaneen taasaana uguqaalibadan yaalaga helaa
waxaad noqon kuwa ragoodu raalikanoqan guurkooda jana kabaha aan lagasiib.

HASOORAAGIN RAALIYAAY

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.