site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabar sheekhaal ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan doonayaa gabar sheekhaal ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheeqaal

Monday, November 20, 2000 - 03:41 am
waxaan doonayaa gabar sheekhaal (sheeqaal ah) oo aan is barano....ma tahay adigu?????waxaan ahay nin qaan gaar ah, sheeqaalna ah, waxna bartay islamarkaana ah aqoonyahan....

Xageen kaale soo xariiraaa?...qaraabo qaarka dambe ayaay ku hartay lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ebad

Monday, November 20, 2000 - 06:41 am
what the heck is sheegaal? single mom, virgin or one that was married 85 times

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miss Sheekhaal

Tuesday, November 21, 2000 - 12:23 pm
LOOOOoooooooooooooooooooooooooooooooool ebad
Gurl get real and don´t talk about us like that...what the heck.........
Hey Mr. Sheeqaal am sheekhaal, but i got my man already. Sorry pal Oops! Qaraabo :O

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 12:02 am
Sheikhaal ooooooooooooops
what planet u from..........
Miss sheikhaal tell the brother the truth u lonely bitch...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheekhaal

Wednesday, November 22, 2000 - 02:42 am
miss sheqaal!

thanks sis,,,,,,barasho wanaagsan......Gabar qaraabada ma ii heli kartid miyaa?

Anon.....r u a candidat`?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 04:46 am
wax waxyahow qurunka ee aan edebta lahayn mar dam-
be dadka qabiilkooda meesha ha kusoo qorin hadii aad wax isku falayso,waxaad wax baqtiyaye.
nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miss Sheekhaal

Wednesday, November 22, 2000 - 11:42 am
Mr. Sheekhaal,
Waanka xumahay walaal ee gabar qaraabada ah kuuma heli kari.....

Anonymous

mmmmmm i even don´t know how to respond to pll like u...U better be a shamed of urself little friend..


Peace pll

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr.sheekhal

Thursday, November 23, 2000 - 12:53 am
miss shekhaal...

asxante, waa isku leenahay.waan gartay.

anon. what is your point? What did I do?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

almutacalim

Thursday, November 23, 2000 - 10:44 pm
war xagee lagu arkay laguna maqlay laguna arkay nin sheekhaal ah oo aqoon leh oo haddana gabar sheekhaal ah halkan ka raadinaya. waryaa nasiib baad leedahay haddiiba loogu sheegay sida internatka click click loo siiyo , balse ha ka yaabin in ay halkani kugu aragto gabar sheekhaal ah maadaama ay sheekhaasu weligoodba inay intarnat isticmaalaan iska dhaafee ay san TV fiirsanin.

war dhamaan Soomaalida wax garadka ah waxaan ka codsanayaa inaan sameeysano koox booliis ah si aan iskaga qabano,wax ma garatayaasha qabiilada na la soo dhex galaya.
Mahadsanidiin
Al Mutacalim,la dagaalame qabyaalad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheeqaal

Thursday, November 23, 2000 - 11:26 pm
Al-mutacalim!

ma fahamin weerdhaha aad meesha ku soo qortay, waa nasiib darro maadaama aad mutacalim isku sheegtay....Mutacalimku wuxuu qoro waa in la fahamaa.

Ma waxaad leedahay gabdhaha sheeqaaleed waay asturanyihiin oo internetka iskuma bandhigaan...haddii uu rayigaagu saas yahay ma xumo, oo waxabaa ka jira....maadama aay yihiin ahlu diin, dhowrsan , sharafna leh, ilaaheyna ka cabsanayo.....

Haddii laakin aad ula jeedid hadal xumo, saaxib, garan maayo waxaan iraahdo. saaxib gelitaanka internetka ma waxaad mooday wax heer sara ah, war heedhe sooma ogid dadka soo galo inaay yihiin dadka aay aqoontoodu yartay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ms Sheeqaal

Saturday, November 25, 2000 - 08:50 pm
Asalaamu caleykum
To:- kuwa aan aqlaaq & xushmad laheen oo sida xun u hadlay horta wax la idiinla hadla maba tihiin waayo dad sidaa oo kale maba istahilaan in lo quuro waqti waayo wax maangaab ah maxaa la'iskaga qaadi waqtiga.

To:- Sheeqaal walaal ugu horentii waan ku salaamay salaan kadib, inkastoo aan iminka wax radineynin lakinse islamarkaa wax kama qabo in aan barto ina aderkey so waxaad igala so xariiri kartaa emailkeyga oo ah sida tan falis1@excite.com wacaleykumu salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUUBAN

Saturday, January 20, 2001 - 01:26 pm
Wzup Shikhaal

Forget about these fools, they'r just jealous of us lol. Anywayz, I'm Shiikhaal Loobage, and its nice to see you here. But brother don't limit your options to Shikhaal girls only, cuz when it comes to Relationships and Marriage, you don't get especial treatment simply cuz you'r same qabiil. Love hurts, no matter what. Its all about taking chances. Goodluck bro :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Indha deeq

Saturday, January 20, 2001 - 08:22 pm
Asalama caleyka aboowe(sheeqaal)


To:
Ninkagan isku sheegay mutacalim hadana dadka aflagaadenaya waa arin lala yaabo waayo hadii aad tahay waxa aad isku sheegeysid afkaaga ayaa laga nabad geli lahaa oo aqoonta aad sheeganeysid ayaa kaa muuqan laheed. Marka mutacalimnimow xaal qaado.

Tan kale waxaad tiri sheeqashu rag iyo dumarkooda ma leh wax aqoon ah waa ka xumahay oo waxaan u maleynayaa in ay aqoontu adiga hada kugu horeyso oo aad hada nasiib u yeealatey in aad wax barato ileen hadalkaaga ayaan ka gartee. Sidoo kalena Internet wax kale ha u qaadan oo caruurta yar ayaa taqaan.

To sheeqaal
Aboowe dooqada ayaa ka hadashey ee meeshada ka sii wad Illahayna hakula garabgalo. Dadka xun ee Qabiilkena meel uga dhacayana caadi u qaado waayo Soomalida caadaeda ayaa ah in ay aflagaadeyan qabiil kasta ogowna in aan nahay dad sharaf iyo cilmi ILlaahay ku maneystay taana Illaahey uga mahadceliya.


Waa ina adeertaa oo ku leh wax baan kula qaban lahaa laakiin xaas baan ahay.

nabadee aboowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaal

Saturday, January 20, 2001 - 08:40 pm
Asalama calaykum dhamaantiin.

Walaal, soo faah-faahi cilmiga iyo aqoonta aad leedahay & sidaad u egtahay (inkastoo shiikhaal foolxun aanba la arag) hadana bal ka soo hadal muuqaalkaaga. Inteese ku nooshahay????

Waxaan salaamayaa gabdhaheena sida qurxoon u soo hadlay Ms Shikhaal, Suuban, & Indha-deeq. Kheyr iyo barwaaqo baan idiin rajeeyay. Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAAGANE

Saturday, January 20, 2001 - 09:33 pm
HOODI HOOODI :)
War Ninyahaw xaganaa gabdhihii ku soo xaraysatay, caqli badnidaa. Its time we share our single Queens.

Suuban macda, I liked what you said, there's no any other better way to'v said it. So where you @ and what do you do? Well if you think answering those Q's is too personal, maybe you could drop your email in here :) I'd certainly love to get to know you sister. To tell you a bit about myself, was born in Mogadishu ,I left somalia 78 to study in turkey and my caravan moved to USA in 85, i went to UCLA in Los Angeles, i graduated 91 with BSCM ,I got my MIS 98 from fresno Uni, and i work Oracle corp the second largest software company as an engineer. never been married or have'nt got the chance to find my somali Queen yet! You must be wondering how old I'm, Well, will leave that for now. It ain't fun givin it all away is it?? lol
I gotta bounce now, you guys keep it real.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Sunday, January 21, 2001 - 07:02 pm
Ka daaya meesha qabyaaladda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUUBAN

Saturday, January 27, 2001 - 06:38 pm
CAAGANE, Here is my Email hodman213@aol.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 05:56 pm
Caagane where you at baby? I wanna get with you.
It looks like you got some cash on you so do you mind hooking a sister up? Where is that losser that was dissing y'all? Nigga you dont know •••• about us so dont •••• with us. Caagne dont mind me, we'll talk later boo. Here is my # 407 586 9856 so drop me a line nigga........peace i'm out

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.